Tuesday, April 14, 2026
Caasimada Oslo ee Norway Waxaa Saaran Xayiraado dheeri ah kadib markii Xanuunka uu ku soo batay waxana Booliska ay kormeen xoogan ku sameenayaan goobaha...
1-da Luulyo ayaa suuragal ah in la arko dhamaadka nolosha Mustafa Hasan ee Norway. Diidmada ogolaanshiyaha joogitaankiisa sanadka 2019 ayay bilaabatay, marar badan ayaa...
Dawladda Denmark ayaa filaysa in baasaboorkeeda corona ee dijitaalka ah, ee muujinaya in dadka la tallaalay ama ay dhowaan laga waayay Corona, uu diyaar...
Sadex qof ayaa nolol halis ah ku jira kadib markii nin uu faas wata uu ku weeraray Vetlanda iyadoo tirada guud ee dhaawacentay ay...
Dawladdu ayaa go’aansatay inay siiso haweenka uurka leh kaalmo haddii aysan shaqeyn karin cabsi ay ka qabaan infekshan ku dhaca Coronavirus, aysan sidoo kale...
 Maalmaha soo socda waxay noqon doonaan qorax, laakiin wali lama gaarin waqtigii la iska dhigi lahaa dharka qaboobaha, maadaama la filayo in heer kulka...
Maamulka Gobolka ee Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa ku dhawaaqay in tirada infekshannada Coronavirus ay mar kale ku soo kordhayaan Yurub, ka dib lix toddobaad...
Xili Dadka ka baxaya Garoonka diyaaradaha Arland looga baahan yahay Warqada tijaabada Corona ayaa dad badan waxay qaataan Warqad cadeen u ah in aysan...
Hay'adda taraafikada ayaa ku dhawaaqday inay bilawday adeegsiga kaamirooyinka ilaalada xarumaha imtixaanka Teoriga , kadib markii ay soo bateen kiisaska qishka imtixaanada. Waxay sheegtay in kaamirooyinka ilaalada ay soo jiidan karaan si ay...
Qiimaha guryaha ayaa kor u kacay 2% bishii Febraayo. qiimaha guryaha ee Norway wuxuu sare u kacay 9.7% labadii iyo tobankii bilood ee la...