Sunday, March 22, 2026
P4 Västmanland ayaa ku waramaya in la xiray nin looga shakisan yahay inuu ku lug lahaa toogashadii ka dhacday Västerås jimcihii la soo dhaafay...
ku dhawaad 24 qof oo kamid ah Qaxootiga Sweden ee Diimada la siiyay ayaa ka soomay cuntada ay cuni lahaayeen iyagoo doonaya in dalalkooda...
Haweeney 50 sano jir ah ayaa xalay lagu weeraray oo gacanta looga qaniinay Degmada Gävle markii ay diiday in ay ogolaato taksiile doonayay in...
Toddobaadkii hore, in ka badan 5,300 oo qof oo cusub ayaa ka diiwaangashan Xafiiska Shaqada Dadweynaha ee Iswiidhan.  taasi ayaa ka dhigan in, tirada shaqo...
Toddobaadkii hore, 2,187 caabuq ayaa laga soo sheegay Norway - marka la barbar dhigo 1,428 usbuucii ka horreeyay, sida lagu sheegay ururinta wakaaladda wararka...
Dhammaan dadka waaweyn ee Oslo waxaa loo soo bandhigay tallaalka corona. Laakiin weli waxaa magaalada ku sugan in ka badan 90,000 oo ah dad waaweyn...
394 muhaajiriin ayaa laga soo badbaadiyay dooni weyn oo alwaax ka sameysan badda Mediterranean -ka taasoo oo bilowday in ay dagto kadib markii ay biyo...
Boqolaal qof oo mudaaharaadayaal ah ayaa Axaddii maanta ka mudaaharaaday xeerarka corona ee caasimadda Jarmalka, Berlin. Maxkamad ayaa mamnuucday banaanbaxa, laakiin banaanbaxyada ayaa ka dhacay...
maanta waxaa 75 sano kasoo wareegatay markii la aas aasay shirkada SAS oo fadhigeedo ugu weyn yahay Sweden waxana magaca shirkada laga soo gaabiyay...
Nin soddon jir ah ayaa la xiray isaga oo looga shakisan yahay in uu toogasho ku dilay gabadh dhallinyaro ah Degmada Luleå. Dilka la...