Weerar ayaa ka dhacay Germalka gaar ahaan magaalada Würzburg halkaasi oo 3 qof ay ku dhinteen isla markana uu dhaawac kasoo gaaray 6 kale.
Sida...
inta aanan guda galin warkeena ku saabsan Ciwaanka hore aad soo aragtay waxaan ku xasuusineynaa in aan ka jawaabnay badi Su'alaha aad nagu soo...
isago ku sugan Magaalada Brussels ee Dalka Belgiumka ayuu la hadlay warbaahinta TT waxana hadalkiisa ku soo qaatay labo qodob oo muhiim ah.
ugu horeyn...
Sida ay shaaciyeen booliska Sweden gaar ahaan qeybta Borlänge haweeneysa ku sugneyd xaruunta socdaalka ee magaaladaasi ayaa isku dayday in ay isdisho.
Haweeneyda ayaa isku...
Maalinta isniinta ayaa ugu danbeysa waqtiga Raisal wasaare Stefan Löfven si uu u soo dhiso dowlada Cusub.
sida xaalka uu ku socdo Raisal wasaaraha waxaa...
Barlamaanka Dalka Sweden ayaa shalay ansixiyay Sharci Cusub oo dhanka qaxootiga Wadanka quseeya sharciga ayaa ka kooban qeybo kala duwan bahda Somaliska.com ayaa warbixintan...
Dalka Denmark oo ah Dalka ugu adag dhanka Qaxootiga waqtiga la joogo waxa uu soo saaray sharciyo cusub kuwaasi oo ku qotoma Qaxootiga wadanka...
Maxkamada Malmö ayaa xukun ka gaartay wiil dhalinyaro ah oo da'diisa lagu sheegay 26 sano jir.
eedeysana oo lagu heesto dilka wiil kale oo 17...
Maanta Barlamaanka Dalka Sweden ayaa ansixiyay oo meel mariyay Sharciga Cusub ee Qaxootiga Sweden lagu wajahayo.
Sharciga ayaa meesha ka saaraya sharciga ku meel gaarka...
Barlamaanka Dalka Sweden ayaa codka kalsoonida u qaaday goor dhow xukuumada Raisal wasaare Stefan Lövfen iyagoo kala laabtay kalsoonida barlamaanka.
ku dhawaad 181 qof ayaa...















