Tuesday, January 13, 2026
Dowlada Sweden ayaa maanta go’aansatay in la adkeeyo sharciyada la xiriira iskuulada wadista gawaarida, si loo joojiyo dhaqamada sharci darada ah iyo shaqada madow...
Sheekada Mustafe Hassan oo aheyd mid qabsatay wadanka Norway ayaa dad badan ka caroodeen markii sharciga laga ceshtay mustafe ka horna walaaladiisa iyo hooyadiisa...
Dil foox xun ayaa loo geestay gabar 13 jir ah oo ku nool dalka Austria taasi oo keentay dooda siyaasiyiinta si loo musaafuriyo Qaxootiga...
Caasimada Jarmalka ee Berlin ayaa ku dhawaaqday inay dooneyso inay soo dhaweyso 500 oo qof oo qaxooti ah, qaxootig ayaa ah Siiriyaan iyo Ciraaqiyiin....
dowlada Norway waxay markale ku dhawaaqday in dib loo dhigay qorshayaasha lagu fududeynayo xayiraadaha Corona ee wadanka ka jira . Dawladu waxay ku sharaxday sababta iyadoo ka walwalsan faafida...
Maxkamada ayaa maanta ku xukuntay dhaqtarka hal sano oo xarig ah kadib markii lagu helay in uu sameyn jiray warqado been abuur ah oo...
Tirokoobyada xafiiska shaqada Arbetsförmedlingen ayaa muujineysain tirada dadka shaqo la'aanta ah inay gaareyso 408.677 kun. Tirooyinkani waxay u dhigmaan heerka shaqo la'aanta oo ah 7.9...
Qarax ayaa ka dhacay magaalada Leverkusen ee dalka Jarmalka saacaddu markay ahayd 09.30 maanta oo salaasa ah Ugu yaraan laba qof ayaa dhaawac culus soo...
Nin Soomaali oo looga shakisanyahay inuu dilay  Nin 52 Jir ah oo aan dhalashadiisa la sheegin ayaa lagu xiray dalka Jarmalka Magaalada Regen oo ka...
qeyb kamid ah Dalalka Sweden iyo Norway ayaa lagu arkay Iftiin kala duwan sida ay warbaahinta u sheegeen dadkii indhahooda ku arkay. Habeenka Sabtida ayaa...