Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyj ayaa sheegay inuu u furan yahay inuu madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin kula kulmo Israa’iil. Laakin waa hadii ay jirto xabad joojin.
Ra'iisul...
Mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa Sabtidii sheegay in ay hal maalin gudaheed dil toogasho ah ku fuliyeen 81 qof oo lagu helay dambiyo argagixiso. Taasi waa in...
Dowlada Sweden ayaa bilaabeysa Dhismaha Xaruumo ku meel gaar ah oo loo diyaarinayo Qaxootiga ka imaanaya Dalka Ukraine.
ku dhawaad 200,000 kun oo Qaxooti kana...
Weerarada Ruushka ayaa wali ka sii socda dalka Ukrain, waxaana weerarka uu Ruushku ku qaaday waqooyiga magaalada Kyiv qayb ahaan lagu guuleystay, sida uu...
Seeriga difaaca cirka ayaa ka kacay in ka badan 15 gobol iyo dhowr magaalo oo Ukraine ku yaala subaxnimadii Sabtida maanta, sida ay sheegtay...
Dalalka Midowga Yurub ayaa ku heshiiyey in 500 milyan oo Yuuro oo kale ay ku bixiyaan kaalmada milatari ee Ukraine.
Tani waxaa sheegay Madaxweynaha Midowga...
Iska horimaad toos ah oo dhexmara NATO iyo Ruushka ayaa horseedi kara dagaalkii 3aad ee Adduunka, taasi oo ka digay Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden.
Jimcihii,...
Ciidamada Ruushka ayaa isku dayaya inay hareereeyaan magaalooyinka Ukraine oo ay ku jirto caasimadda Kyiv, sida laga soo xigtay ilo ka tirsan Pentagon-ka.
- Kharkiv,...
Ruushka ayaa mamnuucay dhoofinta sarreenka, galley, ee loo diro Midowga Dhaqaalaha Eurasia (EU) ilaa 31ka Ogosto.
Ujeedada ayaa ah in la sugo cunto ku filan...
Midowga Yurub ayaa doonaya inuu xoojiyo xiriirka uu la leeyahay Ukraine, balse waxa uu diiday inay si degdeg ah xubin uga noqoto EU. Taasi...














