Dalalka Midowga Yurub ayaa ku heshiiyey in 500 milyan oo Yuuro oo kale ay ku bixiyaan kaalmada milatari ee Ukraine.
Tani waxaa sheegay Madaxweynaha Midowga...
Iska horimaad toos ah oo dhexmara NATO iyo Ruushka ayaa horseedi kara dagaalkii 3aad ee Adduunka, taasi oo ka digay Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden.
Jimcihii,...
Ciidamada Ruushka ayaa isku dayaya inay hareereeyaan magaalooyinka Ukraine oo ay ku jirto caasimadda Kyiv, sida laga soo xigtay ilo ka tirsan Pentagon-ka.
- Kharkiv,...
Ruushka ayaa mamnuucay dhoofinta sarreenka, galley, ee loo diro Midowga Dhaqaalaha Eurasia (EU) ilaa 31ka Ogosto.
Ujeedada ayaa ah in la sugo cunto ku filan...
Midowga Yurub ayaa doonaya inuu xoojiyo xiriirka uu la leeyahay Ukraine, balse waxa uu diiday inay si degdeg ah xubin uga noqoto EU. Taasi...
Shuruudaha uu madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ku xiray xabad joojinta Ukraine waa wax aan la aqbali karin, ayuu yiri madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron.
"Waa inaan...
Wasiirka difaaca ee Finland Antti Kaikkonen ayaa sheegay in aan la joogin waqtigii ku haboonaa ee dalku ku biiri lahaa NATO.
Kaikkonen ayaa ku sugan...
Aqalka Cad ayaa aaminsan in ay macquul tahay in la rumaysto in Ruushku uu isticmaali doono hubka kiimikada iyo bayoolojiga mustaqbalka dhow, iyo in...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa ka degay dalka Turkiga isagoo halkaasi kula kulmidoona Masuuliyiin Ruushka ah.
Maanta oo Khamiis ha ayuu...
Qorshaha Poland ay ku dooneysay in diyaaradaheeda dagaalka ee MIG-29 ay ugu wareejiso Ukraine iyadoo la sii marinayo saldhigyada Mareykanka ayaa waxaa diiday Mareykanka.
Xoghayaha...














