Visa iyo Mastercard ayaa xiray howlihii Ruushka ay ka wadeen sababo la xiriira duulaanka Ukraine.
war-saxaafadeed kasoo baxay Shirkada Visa ayaa lagu sheegay in Shirkada...
Maraykanka iyo Poland ayaa lagu soo waramayaa inay ka wada xaajoonayaan heshiis ay Poland ugu diri doonto diyaarado nuuca Mareykanka si loogu badalo kuwa...
Waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa ka codsanaysa muwaadiniinta Maraykanka inay si degdeg ah uga baxaan Ruushka. taasi oo sabab u ah Duulaanka Ruushka...
Maamulka Faransiiska ayaa Sabtidii ku eedeeyay Britain inaysan qaadin tillaabo ku filan oo lagu caawinayo qaxootiga Ukraine.
Jawaabta ay Britain ka bixisay qalalaasaha waa "...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo khudbad ka jeediyay taleefishinka ayaa sheegay in cunaqabateynta reer galbeedka ee ka dhanka ah Ruushka ay la mid tahay...
Ciidamada Ruushka ayaa la wareegay warshadda quwada ee ugu weyn qaaradda Yurub, kaddib markii weerar lagu qaaday xaruntaasi, taasoo keentay in caalamka oo dhan...
 Xoghayaha Difaaca Ingiriiska Ben Wallace ayaa sheegay in Sweden ay ku xisaabtami karto caawinta Boqortooyada Ingiriiska haddii ay la kulmaan falalka gardarada ah ee Ruushka. "Waa...
Ciidanka Cirka iyo Badda ee Sweden ayaa maanta ka qeyb galaya dhoolatus ciidan oo ay la sameynayaan dalalka Britain iyo Denmark ee ku sugan...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa khudbad laga sii daayay Talafashinka waxa uu ku sheegay in Ruushka uu kula dagaalamayo "Naasiyiinta cusub" ee Ukraine ku...
Dhawr qarax oo xooggan ayaa ka dhacay Kyiv habeenimadii xalay. Ma cadda baaxadda khasaaraha Qaraxyada. Sidoo kale digniinda diyaaradaha ayaa laga soo sheegay dhowr magaalo...















