Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa dhaleeceeyay NATO Talaadadii, isaga oo sii xoojiyey isbaheysiga kaddib weerarkii Ruushka, isagoo ku andacoonaya in kooxdan millateriga ah ee...
Alexey Arestovich, oo ah La-taliyaha Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in Moscow iyo Kiev ay saxiixi karaan heshiis nabadeed toddobaadyada soo socda. Ruushka...
Boqolaal Qaxooti Ukrain ah ayaa lagu hakiyay xuduudka Denmark, kuwaasi oo aan heysan Basaboor waxana ay usii gudbeen Wadamada Waqooyi ee Yurub.
qiyaastii 10 ilaa...
Canshuur celinta (deklarationer) ee Sweden ayaa la celin karaa laga bilaabo maanta oo ah Maarso 15-keeda. skettverket ayaa dib ugu soo celisay si dhijitaal ah...
Dhammaan dalalka Yurub waa bartilmaameedka suurtagalka ah ee Ruushka, ayuu yiri madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo khudbad u jeediyay Hogaamiyaasha Yurub.
Hadalkan oo muuqaal ahaan...
Sida laga soo xigtay maamulka Ukraine, garoonka diyaaradaha ee u dhow magaalada Dnipro ee bariga dalkaasi ayaa si weyn loo burburiyay kadib weeraro iyo...
Wasiirka arrimaha dibadda Anne Linde iyo wasiirka gaashaandhigga Peter Holtqvist ayaa maanta ku martiqaaday dhammaan xisbiyada baarlamaanka wadahadal ku saabsan xaaladda siyaasadda amniga.
Linde ayaa...
Lataliyaha Amniga Qaranka Mareykanka Jake Sullivan ayaa kula kulmay Rome la taliyaha madaxweynaha Xi Jinping Yang Jiechi oo ay ka wada hadleen dagaalka Ukraine.
Mareykanka...
Wariye ka tirsan Fox News ayaa lagu dhaawacay banaanka caasimadda Ukraine ee Kyiv, sida uu sheegay TV-ga. Waxay hadda hayaan faahfaahin yar oo ku...
Markabka USS Forrest Sherman ayaa soo gaaray Stockholm maamta. SDF ayaa ku warantay in joogitaanka markabka aysan ahayn xaalad degdeg ah, balse taa beddelkeeda...















