Sunday, February 1, 2026
Booliska Sweden ayaa kordhinaya hawlaha Shaqada ee dhanka Basaboorka iyadoo la kordhinayo tirada askarta gacanta ku haysa bixinta Baasaboorka, si loo yareeyo safafka dhaadheer...
Iyadoo lala xiriirinayo kulanka Wasiirada Arrimaha Dibadda NATO ee Arbacada, Xoghayaha Guud Jens Stoltenberg wuxuu sidoo kale la kulmi doonaa Wasiirada Arrimaha Dibadda ee...
Giriiga ayaa go'aansaday inuu eryo laba iyo toban diblumaasiyiin Ruush ah, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda Giriiga. Go’aankan ayaa Arbacadii lagu shaaciyay website-ka wasaaradda . Masaafurintan ayaa...
Khamiista soo socota, waxaa mar kale baarlamaanka Sweden la horgeyn doonaa arrinta ku saabsan joojinta tamarta ay Sweden kala soo degto Ruushka , kaddib markii guddi...
Ruushka ayaa ka hadlay ceyrinta Dublamaasiyiinta Ruushka waxana uu ku tilmaamay mid keeneysa oo kaliya xiriirka sii xumaanaya ee labada dhinac. - Adkeynta suurtagalnimada xiriirka...
Norway iyo Sweden ayaa iskaashanaha dhanka difaaca iyadoo loo eegayo duulaanka Ruushka ee Ukraine. - Norway iyo Sweden waxaa ka dhexeeya xiriir dhow oo kalsooni...
Ruushka ayaa Ukraine ku eedeeyay in ay diyaariyeen sawirro iyo muuqaalo dad rayid ah oo lagu dilay meelo badan, balse aysan soo bandhigin cadeymo. Talaadadii,...
Dalka Sweden ayaa go’aan ku gaaray in uu dalka ka saaro 3 dublamaasi oo u dhashay dalka Ruushka, kadib markii dalal badan oo ka...
Booliiska Jarmalka ayaa xiray  nin Jarmal ah oo qaatay tallaalka ka hortagga fayraska Corona 90 jeer si uu u iibiyo shahaadooyin tallaal oo been abuur...
Kuuriyada Waqooyi ayaa ka digtay in hubka Nukliyeerka ah u adeegsan doonto Kuuriyada Koonfureed haddii dalka ay deriska yihiin ee koonfurta uu weeraro dalkaas. “Haddii...