Gabar dhalinyaro ah ayaa lagu toogtay oo lagu dhaawacay xaafadda Skarpnäck ee koonfurta Stockholm shalay fiidkii. Aftonbladet oo soo xiganaysa ilo-wareedyo ayaa sheegay in gabadhan...
1da Oktoobar, sharciga cusub ee ilaalinta shaqada ayaa dhaqan galay . Waxay ku salaysan tahay heshiiska u dhexeeya ururada iyo loo shaqeeyayaasha tani waxay...
Ra'iisul-wasaarihii hore ee Jarmalka Angela Merkel ayaa heshay abaalmarinta Nansen Prize, oo ay bixiso hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga.
Waxay ku heshay go'aankeeda ah...
Muwaaddiniinta Ukrain ayaan loo ogolayn inay wada xaajood la galaan madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa lagu yidhi wareegto cusub oo ka soo baxday golaha...
Japan iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa ka digaya in gantaalkii ugu dambeeyay ee Kuuriyada Waqooyi ay kaga jawaabi doonto jawaab adag. Mareykanka ayaa sidoo kale si...
Waxaa dhawaan caasimadda dalka Sweden ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah madaxda booliiska dalal badan oo Yurub ka tirsan, kaasi...
Hay’adda Socdaalka Sweden ayaa diiday codsi magangalyo oo ay u gudbisay haweeney u dhalatay dalka Iran, waxayna go’aan ku gaartay in dalkeeda loo musaafuriyo,...
Gaaska Ruushka ayaa wali ka sii qulqulaya dhuunta Nord Stream 2.Sidaas waxaa sheegay ciidamada ilaalada xeebaha Sweden . Dhamaadkii todobaadka ayaa la sheegay in qulqulka gaaska ee...
Agaasimaha guud ee warshadda tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhya ee Ukraine, Ihor Murashov, ayaa la sii daayay ka dib markii ay xireen ilaalada Ruushka Jimcihii.
Madaxa...
Dowladda Britain ayaa sameyneysa isbedel, waxaana ay hadda bedelaysaa maskaxdeeda ku aaddan canshuur dhimista la qorsheeyay ee dadka dakhligoodu sarreeyo.
Wasiirka maaliyadda Kwasi Kwarteng ayaa...














