Home Wararka Caalamka Dowlada Ukraine oo mamnuucday wada xaajood laga galo Ruushka

Dowlada Ukraine oo mamnuucday wada xaajood laga galo Ruushka

0
Foto: AP / NTB Foto: NTB

Muwaaddiniinta Ukrain ayaan loo ogolayn inay wada xaajood la galaan madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa lagu yidhi wareegto cusub oo ka soo baxday golaha ammaanka ee Ukraine.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here