Xisbiyada garabka midig ayaa ku heshiiyey siyaasad adag oo socdaalka. Qaxooti laga soo qaado Dibada oo la yareenayo iyo ogolaanshaha degenaanshada ku meel gaadhka ah...
Xisbiga Garabka Midig ayaa ugu Danbeyb ku Heshiiyay Dowlada Cusub ee Sweden taasi oo sharciyo adag kasoo saareysa arinta Socdaalka iyo Kooxaha Gangiska sida...
Si kor loogu qaado amniga loona yaraado qatarta ka imaan karta qaladaadka ayaa hey’adda laanta socdaalka waxey sameysay habab cusub oo lagu hubinayo dukumentiyada...
Maxkamadda Norrköping ee Dalka Sweden ayaa maanta xukun ku ridday saddex dhallinyaro ah oo lagu soo oogay dambi ah inay si xun u waxyeeleeyeen...
Mareykanka ayaa cambaareeyay weeraradii gantaalaha ee Ruushka uu ku qaaday Ukraine Isniintii. -Weerarada waxaa lagu dilay laguna dhaawacay dad rayid ah waxaana lagu burburiyay bartilmaameedyo...
Dalabka Ruushka ee baaritaanka gaaska ku qulqulaya badda Baltic diidmo ka helay ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson.
Ra'iisul wasaaraha Ruushka Mikhail Misjustin ayaa warqad u...
Maamulka Jarmalka ayaa ballan qaaday in uu soo gaarsiin doono nidaam difaaca hawada oo awood u leh in uu ilaaliyo magaalo dhan Ukraine maalmo...
Qiimeyntii ugu dambeysay ee dalalka ugu wanagsan ee ay soo saartay US News ayaa muujisay in Sweden ay tahay dalka 5-aad ee ugu wanaagsan...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in duqeyntii Isniintii ee Ukraine ay jawaab u tahay "weerarada argagixisada" ee Ukraine. Wuxuu ku hanjabay weeraro cusub haddii...
Kyiv iyo dhowr magaalo oo kale oo Ukraine ah ayaa la duqeeyay subaxnimadii Isniinta. Ugu yaraan sideed qof ayaa lagu dilay caasimadda.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale...













