Thursday, April 2, 2026
Saddex wiil oo dhalinyaro ah ayaa loo xiray sabab macquul ah oo looga shakisan yahay dilka nin 25 jir ah oo Sabtidii Gävle ka...
Ku dhawaad ​​500 oo tahriibayaal ah oo ku go’doonsanaa xeebaha dalka Talyaaniga oo ay saarnaayeen maraakiib samatabixin ah ayaa loo ogolaaday inay ka soo...
Hogaanka Aqalka Congress-ka Mareykanka ayaan weli kala caddeyn cida hanan doonta, inkastoo Dimoqraadiga ay muujiyeen awood aan la fileyn kadib markii ay Jamhuuriyiinta kaga...
Ciidamada difaaca Ruushka ayaa lagu amray inay isaga baxaan magaalada Kherson ee koonfurta Ukraine. Taas macnaheedu yahay in Ruushku ka tanaasulay magaaladii ugu waynayd ee...
Ra’iisul wasaaraha dalka Ulf Kristershon ayaa sheegay in dowladiisa ay la dagaalami doonto dambiyada iyo argagixisada. “Mid ka mid ah waxyaabaha ugu muhiimsan ee dowladdan ay leedahay...
Märtha Louise ayaa ku dhawaaqday inay iskaga tagtay matalaada Boqortooyada Dalka Norway iyo Qoyska. Ka dib muddo dheer oo dhaleeceyn ah oo ka dhan ah amiirad...
Booliska Sweden ayaa bilaabay howlgalo culus kadib markii saaka nin lagu dhex toogtay gaarigiisa wadada Gårdsten ee Göteborg . "Nin meesha marayay ayaa na soo wacay ka...
Maanta oo Talaado ah waxaa dalka Mareykanka ka dhaceysa doorashada Barlamaanka ee Shacabka soo dooranayaan Baarlamaanku wuxuu ka kooban yahay laba qaybood oo kala ah...
Maanta oo Salaaso ah, dawladdu waxay ka hadlaysaa miisaaniyadeeda. Waa qorshe sida ay rabaan inay u isticmaalaan lacagta Iswiidhan sanadka soo socda. Waa kuwan qaar...
Wasiirka socdaalka ee dalka Canada ayaa shaaca ka qaaday in dalka Canada looga baahan yahay shaqaale dheeraad ah. ‘eeg, way fududahay, Waxaan u baahanahay dad...