Saturday, April 4, 2026
iyadoo ka hadleysa Munaasibad ka dhacday Solna kuna aadan Ciida Crismiska ayay ka hadashey Qiimaha Korontada iyo Qaabka looga caawin karo Dadweynaha Sweden. Xisbiga S...
Ilmo yar ayaa dhintay kadib markii dooni tahriibayaal ah oo ay saarnaayeen 34 qof ay ka tagtay dalka Turkiga kuna sii jeeday dalka Giriiga...
Hay'ada Laanta Socdaalka Dalka Sweden ayaa ka jawaabtay eedeyn uga timid Gudiga Cadaalada Barlamaanka Sweden. Gudiga Cadaalada Barlamaanka Sweden ayaa dhawaan laanta Socdaalka ku dhaliilay...
Xeer ilaalinta guud ayaa maanta Dambi ku soo oogtay Shan dhalinyaro ah kuwaasi oo Kufdi Wadareed u geestay Haweeney. Sida uu ku waramayo Shanta Dhalinyrada...
Dowlada Sweden oo Maanta Shir Jaraa'id qabatay ayaa ku soo bandhigtay Tilaabo Cusub oo Dadka qaar looga Ceshanayo Sharciga Deganaanshaha Rasmi iyo Ogolaanshaha Shaqada. Wasiirada...
Maxkamada Magaalada Götenborg ayaa maanta xukun ku riday nin Da'diisa lagu sheegay 20 sano jir oo geestay Fal toogasho ah. 20 sano jirkan ayaa toogasho...
Tijaabada Luuqada ee Degmooyinka Qaar ayaa ka bilowday Wadanka Sweden iyadoo ula jeedka yahay in Shaqaalaha ka shaqeeya goobaha Daryeelka laga hubiyo luuqadooda. Dowladii hore...
Dhawaanahan Waxaa Sweden ka taagan wal-wal soo wajahay waalidka Ajaanibta ee Caruurta ku heesta Dalka kuwaasi oo dhibaato ka dareemaya dhanka Adeega Bulshada oo...
Iran ayaa fulisay xukunkii labaad ee lagu fuliyay qof ka mid ahaa dadkii ka qeyb galay mudaaharaadyadii ka dhacay dalkaasi, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta...
Si looga daweeyo dhalinyarada Maadada Hashiiska isla markana noqoto wado loogu maro ayuu Xisbiga Kristdemokrat waxa uu soo jeediyay talo ku aadan in la...