Home Wararka Caalamka ” Qoysaska Waa inay Helaan Caawinta Qiimaha Korontada ” Magdalena Andersson

” Qoysaska Waa inay Helaan Caawinta Qiimaha Korontada ” Magdalena Andersson

0
Christine Olsson/TT

iyadoo ka hadleysa Munaasibad ka dhacday Solna kuna aadan Ciida Crismiska ayay ka hadashey Qiimaha Korontada iyo Qaabka looga caawin karo Dadweynaha Sweden.

Xisbiga S ayaa horay u soo jeediyay soojeedin ah in Shirkada Korontada la siiyo dhaqaale si ay u dhimaan Qiimaha Korontada haarka maanta.

Magdalena Andersson ayaa sheegtay in Dhibaato ka dhalenyso Qiimaha Korontada ee maanta isla markana loo baahanyahay in wax laga qabto sida ugu dhaqsiyaha badan.

Xisbiga ayaa barlamaanka Qeybta Maaliyada u bandhigay Hindise ku saabsan Korontada iyo Gaaska wadanka.

iyadoo ka hadleysa Hindisaha ayay mar kale sheegtay in Hindisaha cusub uu Caawinayo Qoysaska iyo Shirkada Korontada.

Xigasho/SVT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here