Diyaaradaha Turkiga oo weerar ku qaaday xarunta Maraykanka ee lagu tababaro dagaalyahanada Kurdiyiinta
ciidamada Turkiga ayaa duqeeyay deegaanka Amuda ee ku yaalla waqooyiga gobolka Al-Hasakah ee dalka Suuriya, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Firat Isniintii.
Sida ay...
Sweden oo lagu Xiray labo nin oo looga Shakisanyahay inay Basaas yihiin
Labo qof oo looga shakisan yahay inay basaas yihiin ayaa lagu xiray dalka Sweden, waxaana lagu eedeeyay falal sirdoon oo sharci darro ah oo...
Norway oo Wax ka badashey Sharuudaha Waalidka Basaboorka u dalbaya Caruurta
Dowlada Norway ayaa wax ka badashey Qaabka Waalidka uu u dalbanayo Basaboorka Caruurta ka yar 18 Sano jirka ama Kaarka Aqoonsiga.
laga Bilaabo Bisha November...
Athos Salomé oo ah Ninka Saadaaliyay Xanuunka Convid-19, Dagaalka Ukraine, oo Sheegay Xulka ku...
Sida ay qortay Majalada Marka Athos Salome oo ah 36 sano jir ku caanbaxay Sixirka isla markana Saadaaliyay dhoor arimood ayaa dhanka kale Waxa...
Dadka Magaalada Stockholm oo laga Codsanayo inay joogaan Guryaha
Magaalada Stockholm waxaa ka jira jahawareer dhanka gaadiidka ah oo ka dhashay baraf xooggan. Dadka waxaa laga codsanayaa inay guriga joogaan.
Barafka da’ay ayaa sababay in...
Nin Taksiile ku dilay Magaalada Göteborg ee Dalka Sweden oo lagu qabtay Wadan kale
ugu danbeyn Waxaa gacanta lagu dhigay nin Dhawaan magaalada Bergsjön ee Göteborg ku dilay nin Taksiile ah.
Ninka Taksiilaha ayaa dilka loo geestay xili uu...
Baraf Xoogan oo ka da’ay Sweden iyo Digniino loo diray Darawalada
Baraf xoogan ayaa ka da'ay Qeybo kamid ah Dalka Sweden kaasi oo saameyn xoogan ku yeeshay isku socodka gadiidka ee Dalka.
Hay'ada Saadaasha u Qaabilsan...
FIFA oo sheegtay in Reer Galbeedka Hagaajiyaan Xaquuq Muhaajiriinta Halkii ay Qatar ka dhaliili...
Gudiga Fifa ayaa fariin u diray Dalalka Reer Galbeedka kuwaasi oo Dhaliil u jeediyay Dalka Qatar oo qabanaya koobka Aduunka.
Dowlada Qatar ayaa hakisay Waxyaabaha...
Qaabka Cusub ee loo Galayo Imtixaanka Taxi-ga Sweden ee dhawaan la bilaabay
sida Somaliska ay baahisay dhawaan waxaa la badalay qaabka imtixaanka loo galo gudaha Sweden gaar ahaan taxiga.
Qeybaha la badalay waxaa kamid ah Imtixaanka Teoriga...
Koobka Aduunka oo Kanalada Sweden u Baahinayaan Qaab Lacag La’aan Ah (Magacyada Talafashinada)
Maalinta Axada ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 20-ka November waxaa bilaabanaya ciyaaraha koobka aduunka ee ka dhici doona dalka Qatar.Â
Tartanka soo socda ayaa socon...














