Kevin McCarthy oo ugu dambayntii loo doortay Afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka
Waxay qaadatay 15 cod oo dheeri ah ka hor inta uusan ugu dambeyntii Kevin McCarthy ku guuleysan aqlabiyadda xisbiga Jamhuuriga ee loolanka loogu jiro...
Labo Qof oo lagu Xiray Magaalada Uppsala Xili Ay isku Dayayeen Dilka Ilmo yar
Labo qof ayaa lagu xiray Magaalada Uppsala ee Dalka Sweden kadib markii lagu helay iskuy dil oo ilmo yar ah.
Sida uu ku waramay Joornaalka...
Meydka Nin u ololeeya LGBT oo laga helay Caasimada Kenya
Arbacadii, Edwin Chiloba oo Kenyan ah oo u dhaqdhaqaaqa LGBT ayaa laga helay isagoo ku duuduuban sanduuq bir ah oo taalla waddo ku taal...
Sweden oo soo rogtay Sharuudo Cusub iyo Dalal la Mamnuucay soogalitaankooda
Dowlada Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday Xayiraadii ugu horeesay oo dhanka Corona ah kadib dhoor bilood oo hore loo qaaday.
Xayiraada Cusub ayaa ku socota...
Denmark oo Xir xirtay 100 Qof oo lagu eedeeyay inay Lunsadeen Lacago
Dowlada Denmark ayaa ku dhawaaqday inay Xabsiga dhigtay 100 Qof oo lagu eedeeyay lunsashada lacago.
Dadka la xiray ayaa lagu heestaa inay lunsadeen lacago loogu...
Sweden oo Xukun ku riday Aabe Dalkiisa u waday Labo Gabdhood uu dhalay
Magaalada Malmö ee Dalka Sweden Maxkamad ku taalla ayaa xukun ku riday Aabo Asal ahaan kasoo jeeda dalka Suuriya.
Xukunka ayaa yimid markii uu Aabaha...
Dowlada Sweden oo ka jawaabtay Qorshaha Xisbiga SD ee lagu joojinayo Luuqada Hooyo
Xisbiga SD ayaa shalay ku dhawaaqay in Dowlada kala shaqeenayaan in luuqada Hooyo laga joojiyo Dugsiyada Hoose.
Dowladda ayaa maanta ka jawaabtay Qorshaha uu wado...
Faransiiska oo soo saaraya Sharuudo ku aadan Safarada qaar ee Dalkaasi
Faransiiska ayaa uga baahan doona tijaabada corona dhammaan rakaabka ka imaanaya Shiinaha.
Tallaabadan ayaa la hirgelin doonaa 1da Janaayo, ayuu wasiirka gaadiidka Clément Beaune ku qoray...
Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay saddex gantaal
Maalintii ugu dambeysay ee sanadka, Kuuriyada Waqooyi waxay ridday saddex gantaal oo ballistic ah, taasoo ahayd tijaabadii ugu dambeysay ee taxane dheer oo ay...
Dugsiyada Hoose ee Sweden oo Luuqad Hooyo laga joojinayo, Qorshaha Xisbiga SD
Dugsiyada Dalka Sweden waxaa lagu bartaa luuqada Dalka Hooyo taasi oo ah Qorshe Dowlada dajisay oo muda shaqeenaya.
Luuqada la barto waxaa kamid ah Luuqada...