Home Wararka Caalamka Roobab la filayo Todobaadka Danbe Gudaha Sweden

Roobab la filayo Todobaadka Danbe Gudaha Sweden

0

Waxay u muuqataaa in usbuuca soo socda ay keeni doonto cimilo aan degganeyn guud ahaan Iswiidhan, sida ay qabaan dhowr khubarada saadaasha hawada ah.

“Ma noqon doono toddobaadka fasaxa ugu xiisaha badan, waa inaad samaysaa waxyaabo kale oo aan ahayn Qoraxeysiga,” Josephine Kvarneso Bergstedt, oo ah khabiir ku takhasusay saadaasha hawada ee machadka cimilada Storm, ayaa u sheegtay Expressen.

Roobab mahiigaan ah ayaa ka di’i doona xeebaha galbeed iyo waqooyiga Iswiidhan durba habeenka sabtida ilaa axada waxaana inta lagu guda jiro usbuuca uu noqon doona mid qariib ah mararka qaarna cimilada qoyan ayaa la filayaa. Oo heerkulku wuxuu u dhexeeyaa 15 iyo 20 digrii waqooyiga iyo koonfurta labadaba.

Angelica Lundberg, oo ah khabiir ku takhasusay saadaasha hawada oo ka tirsan SMHI, ayaa u sheegtay TT in ilaa 50 mm roob ah laga filayo Götaland iyo bariga Sveland.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here