Tuesday, September 16, 2025

Dowlwada Austria oo Joojisay Isku Keenista Qoysaska Kala Maqan

0
Dowladda cusub ee Austria ayaa ku dhawaaqday in ay si degdeg ah u joojinayso hannaanka dib u midaynta qoyska ee muhaajiriinta, iyada oo ku...

Försäkringskassan oo Haweeney 60 Sano Jir ah ka dalbtay Soo Celinta Lacag gaareysa 800,000...

0
Haweeney da’deedu tahay lixdameeyo oo ku nool magaalada Sundsvall ee dalka Sweden ayaa hey’adda caymiska bulshada (Försäkringskassan) ka codsatay in ay u soo celiso...

Austria oo diiday in dib loogu soo Celiyo Qaxootiga Germalka

0
Dowladda cusub ee Austria ayaa ku dhawaaqday in aysan aqbali doonin magangalyo-doon kasta oo dib loogu celiyo xudduudda Jarmalka iyadoo la raacayo hagitaan cusub...

Bankiga Sweden oo Sare u qaaday Heerka Ribada, Sicir Barar kale oo la filayo

0
Bankiga Sweden ee SBAB oo ay dawladdu leedahay ayaa ku dhawaaqday kor u kac ku yimid heerka dulsaarka deymaha guriga, isagoo noqday bangigii ugu...

Tirada Somalida laga soo Tarxiilayo Mareykanka iyo Dalalka kale oo la Shaaciyay

0
Maamulka cusub ee uu hogaamiyo Madaxweyne Trump ayaa qorsheynaya inuu Mareykanka ka soo tarxiilo kumanaan qof oo sharci ku galay kuna jooga dalkaas bilaha...

Dowlada Faransiiska oo Denmark ka Caawineysa in Mareykanka Qabsan Jasiirada Gareenland

0
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa marar badan ku celiyay in uu doonayo in Mareykanka ku biito Jaziiradda Greenland ee hoostagta Denmark, taas oo...

Garsoore Diiday Sharciga Dhalashada Caruurta ee Trump soo bandhigay

0
Garsoore heer federaal ah oo ku sugan magaalada Seattle ayaa si ku meel gaar ah u joojinaya isku dayga madaxweyne Donald Trump uu kaga...

Qaxootiga Suuriya oo lagu Dhiiragalinayo inay ku laabtaan Dalkooda

0
Xafiiska Federaalka ee Socdaalka iyo Qaxoontiga Germalka ayaa bixinaya dhiirigelin dhaqaale iyo taageero dadka Suuriyaanka ah ee doonaya inay ku noqdaan Suuriya madama uu...

Donald Trump oo hakiyay Qaxooti ku sii jeeday Dalka Mareykanka

0
Ku dhawaad ​​1,660 oo qaxooti u dhashay Afgaanistaan ah ayaa shalay la joojiyay duulimaadkii u qaadi lahaa Mareykanka oo ay dib u dejin ka...

Xamaas iyo Israa’iil oo ku heshiiyey xabbad joojin laga sameeyo Gaza

0
Xamaas iyo Israa’iil ayaa ku heshiiyey xabbad joojin laga sameeyo Gaza. Xabbad-joojintu waxay socon doontaa muddo lix toddobaad ah, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee...