Sunday, November 1, 2026

Sweden oo Maxkamad soo taagtay Hooyo Ku Eedeysan Guurka Caruurteeda

0
Sweden: Maanta waxaa dalka Sweden ka bilaabatay maxkamadeynta hooyo lagu eedeeyay inay gabadheeda oo 14 jir ah u guurisay nin 20-meeyo jir ah, xilli...

Garoonka Oslo oo la xiray, duulimaadyo badan oo la baajiyay sababo la xiriira shaqo-joojin

0
Oslo, Norway — Garoonka diyaaradaha Gardermoen ee ku yaalla meel ka baxsan caasimadda Oslo ayaa la xiray subaxnimadii hore ee Axaddii, kadib markii ay bilaabatay...

Weerar loo adeegsaday Seef oo ka dhacay School ku yaalla Dalka Sweden

0
Västerås, Sweden — Hal qof ayaa ku dhintay, saddex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii nin dhalinyaro ah oo seef watay uu weerar ka...

” Ma u Xiistay Muqdisho” Darawalo Somali ah oo ka Carooday Xayeysiis Xisbiga SD...

0
Shirkadda gaadiidka dadweynaha ee galbeedka Sweden, Västtrafik, ayaa go’aansatay inay basaska ka shaqeeya Skaraborg ka saarto xayeysiis doorasho oo uu lahaa xisbiga Sverigedemokraterna (SD),...

Sweden oo Bilowday Imtixaanka Luuqada ee Helitaanka Dhalashada Wadanka

0
Subaxnimadii Sabtida, ku dhawaad 1,000 qof oo ka kala yimid gobollada Sweden ayaa galay imtixaankii ugu horreeyay ee aqoonta bulshada, kaas oo laga rabo...

Baarlamaanka Sweden oo Ansixiyay Shuruudo Cusub oo Adkeenaya Mideynta Qoysaska

0
Stockholm: Baarlamaanka Sweden ayaa ansixiyay soo jeedimo ay dowladda iyo Xisbiga Dimuqraadiga Sweden ku doonayaan in lagu adkeeyo shuruudaha mideynta qoysaska (familjeåterförening). Labada codbixin ee...

Xisbbiga Moderaterna oo soo jeediyay waddo deg-deg ah oo dhalashada Sweden lagu qaato

0
Xisbbiga mucaafidka ah ee Moderaterna ayaa qorsheynaya inuu doorashada soo socota la yimaado soo jeedin sahlaysa in qaar ka mid ah muhaajiriinta, gaar ahaan...

Laba Qoys oo Codsaday Kana Tagay Sweden Kadib Khilaafyo la Xiriiray Adeegga Bulshada iyo...

0
Laba qoys oo haystay rukhsadaha deganaanshaha ee Iswiidhan ayaa go'aansaday inay ka faa'iidaystaan lacagta dib ugu noqoshada ikhtiyaariga ah (voluntary return grant), kadib markii...

Wasiirka Socdaalka Sweden oo Dhaliilay Siyaasadda Socdaalka ee Spain

0
Stockholm – Wasiirka Socdaalka ee Iswiidhan, Johan Forssell, ayaa dhaliilay siyaasadda socdaalka ee ay ku dhaqanto Isbaanishka, isagoo sheegay inay door ka qaadatay xiisaddii...

Sharciyo Cusub oo Ku Soo Wajahan Shatiga Gaari Wadista Sweden Laga Bilaabo Sanadka 2027

0
Stockholm – Dowladda Sweden ayaa sanadaha soo socda bilaabi doonta hirgelinta sharciyo cusub oo la xiriira shatiga wadista, kuwaas oo ku saleysan awaamiir cusub...