Tuesday, December 30, 2025

Denmark oo qorsheyneysa inay aqoonsato Dowlad Falastiin ah

0
Wasiirka arrimaha debedda, Lars Løkke Rasmussen, ayaa Isniinta soo bandhigaya qorshe, ay Danmark diyaar ugu tahay, inay Falastiin u aqoonsato dawlad, sida uu qoray...

Duulimaadyada Garoomada Yurub oo la joojiyay kadib Weeraro Dhanka Internet-ka ah

0
Waxaa jiri doona tiro duulimaadyo ah oo la baajiyay isniinta maanta iyadoo dhibaatooyinka kumbuyuutarka ee garoommada Yurub ay sii socdaan ka dib markii la...

Britain, Canada, iyo Australia oo ku Dhawaaqay Aqoonsiga Dowlad Falastiin ah

0
Hogaamiyayaasha Britain, Canada iyo Australia ayaa ku dhawaaqay in dalalkooda ay si rasmi ah u aqoonsadeen Dowladda Falastiin inay tahay dal madax-banaan, kadib qoraalo...

War Deg Deg Ah:- Ciidanka Israel oo Duqeeyay Caasimada Doha ee Dalka Qatar

0
Diyaaradaha dagaalka Israaíil ayaa goordhaw duqeyn culus oo diyaaradeed ka geestay xarumo kuyaalla magaalada Doha ee caasimaddda dalka Qatar, waxaana warar soo baxaya sheegayaan...

Somali guul ka gaartay Doorashadii ka dhacday Dalka Norway

0
Labo Xildhibaan oo Soomaali ah ayaa ku soo baxay doorashadii guud ee maanta ka dhacday Norway , taa oo ka dhigaysa markii u horreysay...

Doorashada Norway:- Isbaheysa Garabka Bidix oo ku guuleestay Doorashadii ka dhacday Dalkaasi

0
Isbahaysiga Casaanka iyo Cagaaran ayaa ku guulaystay doorashadii Norway, sida ay saadaalisay warbaahinta Norway ee NRK. Raiisel wasaaraha Jonas Gahr Støre iyo xisbigiisa Sooshal dimuqraadiga...

Kooxda Xamaas oo ka hadashey war kasoo baxay Raisal Wasaaha Israel

0
Xamaas ayaa si adag u cambaareysay ku dhawaaqista Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ee ku aadan burburinta tobanaan dhismo oo ku yaalla magaalada Qasa,...

Dowlada Austria oo Qaxooti Somali ah ku Celisay Dalkooda

0
Austria ayaa markii ugu horreysay muddo ku dhow labaatan sano ah Soomaaliya dib ugu celisay laba qof oo Soomaali ah. Labadan nin ayaa Talaadadii...

Dowlada Mareykanka oo Nairobi u Wareejisay Wareysiyada Fiisaha Socdaalka ee Somalida

0
Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in laga bilaabo 1-da Nofeembar 2025 dhammaan wareysiyada fiisaha socdaalka ee dadka ka imaanaya Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan lagu...

Faransiiska oo soo saaray Amar lagu soo xirayo Assad

0
Dacwad oogayaasha Faransiiska ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo madaxweynihii hore ee Suuriya Bashaar Al-Asad oo lala xiriirinayo weerar lagu dilay laba wariye...