Afar Qof oo lagu Dhaawacay Toogasho ka dhacay Dalka Denmark
Hal qof ayaa dhintay afarna waa la dhaawacay kadib markii laba nin oo wajiyada soo duubtay ay rasaas ku fureen fiidnimadii Sabtida magaalada Christiania...
Xisbiga SD oo kasoo horjeestay in Sweden laga Mamnuuco Quraan Gubista
Jimmie Åkesson ayaa iska fogeeyay dhammaan noocyada sharci ee lagu joojinayo gubista qur’aanka kariimka ah, wuxuuna ka digay in xisbiga Sverigedemokraterna uusan noqon doonin...
War Deg Deg Ah:- Denmark oo soo bandhigtay Hindise Sharciyeedka lagu Mamnuucayo Quraan Gubista
dawladda Denmark ayaa soo bandhigtay hindise sharciyeedka ku saabsan sida ay suurtogal ugu noqon karto joojinta gubista qur’aanka kariimka ah.
Sida laga soo xigtay wasiirka...
Qarax ka dhacay Guri Villa Ah oo Qoys Daganaa ay ku sugnaayeen
Qarax ayaa ka dhacay afaafka hore ee guri Villa ah oo ku yaalla agagaarka Glasberga ee Södertälje saqdii dhexe ee habeenkii jimcaha.
Waxaa jiray qoys...
Germalka oo Tarxiilay Qaxootiga ugu badnaa ee heysan Deganaanshaha
Jarmalka, Waxaa ku soo badanaya dadka aan haysan ogolaanshaha inay dalka ku sii sugnaadaan Sida ay baahiyeen Warbaahinta gudaha.
Ilaa hadda sanadkan, ku dhawaad 30...
Dowlada Sweden oo Shaacisay Tirada Caruurta laga kaxeeyay Wadanka ee dib loo soo celin
Dowlada Sweden ayaa shaacisay tirada Caruurta laga kaxeeyay Dalka ee loo waday dalka dibadiisa iyadoo loo sameenayo Dhaqancelis Sida ay ku warantay qeybta Wasaarada...
Salwan Momika oo 12 Codsi oo lagu gubayo Quraanka Kariimka Codsaday
Salwan Momikaws ayaa soo gudbiyay 12 codsi oo cusub oo ku saabsan isu imaatinka, kuwaas oo uu damacsan yahay in lagu gubo Qur'aanka, meelo...
Shirkada Gaadiid Stockholm Län (SL) oo Digniin u dirtay Rakaabkeeda
Shirkadda gaadiidka dadweynaha ee magaalada Stockholm , SL, ayaa ugu baaqday dadka raacaya tareenada iyo basaska inay ka digtoonaadaan khatarta argagixisada ee sii kordheysa...
Kalkaaliso Dishay 7 Caruur Ah, Lix kalena diyaarsatay oo Xukun lagu riday
Kalkaalisadan u dhalatay dalka Britain oo lagu helay dambi ah inay dishay 7 caruur ah iyo inay isku dayday inay disho lix kale, ayaa...
Qaabkee Ayuu u dhacay Weerarka loo geestay Ninka Quraanka ku gubay Sweden
Salwan Momika oo caan ku ahaa gubista qur’aanka kariimka ah ee dalka Sweden ayaa lagu weeraray magaalada Södertälje ee koonfurta magaalada Stockholm.
Wakaalada wararka Sweden...