Monday, December 29, 2025

Diyaarad wadday ku dhawaad saddex boqol oo qof oo tahriibayaal ah oo lagu qabtay...

0
Diyaarad ay saarnaayeen 276 qof oo rakaab ah, taasoo muddo afar maalmood ah lagu xanibay dalka Faransiiska, sababo la xiriira in looga shakiyay in...

Faahfaahin ka soo baxaysa weerar Mareykanku ku qaaday saldhigyo kooxda Kataa’ib ay leedahay

0
Ciidamada Mareykanka ayaa ku dhawaaqay weerar ay ku qaadeen cutubyo ka tirsan maleeshiyada Kataib ee ururka Xisbullaah ee dalka Ciraaq. Taliska dhexe ee Maraykanka ee...

Xamaas oo diidday hindise ay soo jeedisay Masar

0
Warbaahinta Israa’iil iyo kuwa Carabta ayaa sheegaya in kooxaha Falastiin ee Xamaas iyo Jihaad Islaami ay diideen hindise ay Masar soo jeedisay oo ah...

Xamaas oo War kasoo Saartay dadka xerada qaxootiga ee Marinka Qasa lagu laayay

0
Wasaaradda caafimaadka ee Qasa ee Xamaas ay maamusho ayaa sheegtay in duqeyn ay diyaaradaha Israa'iil ka gaysteen xerada qaxootiga ee Al-Maghazi oo ku taalla...

UK oo u diraysa markab dagaal Koonfurta Ameerika iyadoo ay jirto xiisadda Venezuela

0
UK ayaa isku diyaarinaysa in ay Markab dagaal u dirto Guyana si ay taageero diblomaasiyadeed iyo mid milatariba ugu muujiso gumaysigii hore ee Ingiriiska,...

Israa’iil oo wacad ku martay inay sii wadi doonto hawlgalka militari ee adag ee...

0
Milatariga Israa’iil ayaa wacad ku maray in ay sii wadi doonaan howlgallada ay ka wadaan Qaza, balse waxa ay qirteen in uu yahay “mid...

Diyarad Dagaal ee Iran oo duqeysay markab marayey badweynta Hindiy

0
Markab nooca Kiimikada qada ah ayey Sabtidii shalay duqeysay diyaarad Drone ah oo laga soo riday dalka Iran, xilli uu marayey Badweynta Hindiya, sida...

Israa’iil Oo Duqeysay Qaza Iyadoo Qaramada Midoobay Ay Ku Baaqday Gargaar

0
Duqeymaha Israa’iil ee Marinka Qasa ayaa sii socday xalay saqdii dhexe, iyadoo la soo sheegayo duqeymo joogto ah inay jiraan. Duqeymo cirka ah oo Israel...

Wararkii Ugu Danbeeyey Golaha Ammaanka oo go’aan ka gaaray xaaladda Gaza

0
Ka dib maalmo badan oo wadahadalo xooggani ay ka socdeen xarunta Qaramada Midoobay ee New York, ugu dambayn waxaa Golaha Ammaanku meelmariyey qaraar ku...

Turkey oo xirtay 304 qof oo lala xiriiriyey Argagixiso

0
Ciidamada ammaanka Turkey ayaa xiray 304 qof oo la tuhunsan yahay inay xiriir la leeyihiin kooxda Daacish, kadib howlgallo wada socda oo laga fuliyey...