Meydka Labo Qof oo laga Helay Stockholm Saacad Gudahood
Booliska Sweden ayaa xaqiijiyay in dad lugeynayay ay saaka oo Sabti ah ka heleen labo qof meyd labo goobood oo kala duwan oo ku yaala Stockholm.
Magaalada Bajarmossen...
Israa’iil oo oo Sheegtay inay weerar ku dishay Adel Msammah
Ciidamada milatariga Israa’iil ayaa weeraro cir iyo dhul isugu jira wali ka wada magaalada Gaza ee dhulka Falastiin, waxa ayna doonayaan in ay soo...
Wararkii Ugu Danbeeyey Xamaas oo maanta weerar culus ku qaaday israail
Xoogagga Xamaas ee ku sugan Marinka Gaza ayaa maanta ganey gantaallo aad u tiro badan oo ku wajahan Israel.
Gantaalahan ayaa la sheegay inay kallifeen...
Is beddelka weyn ee ka dhacaya hoggaanka mid kamida dalalka Yurub
Deenishka ayey layaab ku noqotay kadib markii habeenkii sannadka cusub ay boqoradda Margrethe II ku dhawaaqday in ay is casishay.
Boqoradda kaliya ee dunida ka...
Daaci Yuusuf Salaama oo Maantay lagu Dilay Duqayn Culus
Waxaa maanta dhintay Yuusuf Salaama oo ahaa daaciga Masjidka Al-Aqsaa kaas oo ku geeriyooday weerar ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen gurigiisa oo ku yaala...
Maraykanku oo qabtay gantaalada ay Soo Rideen Xuutiyiinta
Milateriga Maraykanka ayaa sheegay in mid ka mid ah maraakiibtooda dagaalka ee ku sugan Badda Cas uu burburiyay labo gantaal oo nooca ballistic-ga ah...
Kim Jong Un oo ku amray milatariga dalkiisa in ay u diyaar garoobaan dagaal...
Kuuriyada Waqooyi ayaa wacad ku martay inay hawada sare u diri doonto saddex dayax-gacmeed oo cusub oo basaas ah, isla markaana ay dhisi doonto...
Qaramada Midoobay oo si kulul ugu Hadashay fal ay ku kaceen ciidamada Israel
Madaxa gargaarka Qaramada Midoobay Martin Griffiths ayaa bayaan uu soo saaray ku dhaleeceeyay kolonyo gargaar oo Qaramada Midoobay ah oo rasaas lagu soo riday...
Dowlada Koonfur Afrika oo dacwad ka gudbisay Israa’iil
Koonfur Afrika ayaa maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) u gudbisay dacwad ku saabsan in Israa'iil ay "xasuuq" ka waddo Qasa.
Maxkamadda Qaramada Midoobay ayaa...
Mareykanka oo cuna-qabatayn ku soo rogay shirkado dhinaca xawaaladaha lacagta ah
Mareykanka ayaa cuna-qabatayn ku soo rogay shirkado dhinaca xawaaladaha lacagta ah, oo laga kala leeyahay Turkiga iyo Yemen, kadib markii lagu eedeeyey inay gacan...












