Israa’iil oo si cad u diidday arrin Falastiin ku saabsan oo Mareykanku dabada ka...
Raysal wasaaraha Israa'iil, Benjamin Neytanyahu ayaa sheegay inuu ku wargeliyay Mareykanka inuu diidanyahay amaba uu ka soo horjeedo qorshaha abuurista dowlad Falastiin ah oo...
Nin Watay Lacag Kaash ah oo lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Arland
Sida uu sheegay Booliska nin Watay lacag kaash ah ayaa lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Arland ee Caasimada Stockholm lacagta kaashka ayaa cadadkeeda lagu sheegay...
Pakistan oo Weerar aargudasho ah ka fulisay gudaha Iran iyo Xiisada oo kasii dartay
Waxaa kasii daraya xiisada u dhaxeysa labada dal ee dariska ah ee Pakistan iyo Iran, kaddib markii diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Iran horraantii...
Iiraan oo fulisay weerrar ay carruur ku dhinteen
Pakistan ayaa si caro leh ugu eedaysay Iran inay fulisay weerar ka dhacay gobolka Baluchistan oo ee dalkaasi Pakistan. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Islamabad...
Wararkii ugu Danbeeyey Xamaas iyo Israa’iil oo heshiis gaaray
Israa’iil iyo Xamaas ayaa gaaray heshiis lagu ogolaanayo in gargaar bini’aadanimo oo dheeraad ah la geeyo magaalada Qasa, sida ay sheegeen xubnaha Qadar ee...
Xildhibaanad eedeeyn yaab leh loo jeediyay oo is casishay
Xildhibaanad u dhalatay dalka New Zealand ayaa is casishay kaddib markii dhowr jeer lagu eedeeyay inay dukaamo alaab ka xadday, taasoo uu booliisku baarayo.
Golriz...
Wararkii ugu Danbeeyey Xuutiyiinta oo weerar Culus ku Qaaday markab xamuul oo Mareykanku leeyahay
Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo taageero ka helaya Iiraan ayaa xaqiijiyay inay gantaal nooca baalistiga ah ku weerarreen markab xamuul oo laga leeyahay waddanka Mareykanka.
Markabkaas...
Xamaas oo hadashay iyo tirada ilaa iyo hadda ku dhimatay dagaalka Qasa
Wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho ee Qasa ayaa baahisay in ilaa iyo hadda la ogyahay in dagaallka Qasa ay ku dhinteen dad gaaraya...
Raysal wasaaraha Ingiriiska oo su’aalo laga waydiin doono maanta Xuutiyiinta Yemen
Raysal Wasaaraha dalka Ingiriiska Rishi Sunak ayaa galinka dambe ee maanta la hadli doona xubnaha baarlamaanka markii ugu horeysay tan iyo markii UK ay...
Maraykanka oo fariin Qarsoon u diray Iran ka dib weerarkii saldhigyada Xuutiyiinta
Madaxweyne Biden waxa uu sheegay in Maraykanku uu Iran u gudbiyay fariin gaar ah oo ku saabsan Xuutiyiinta Yemen ka dib markii Maraykanku uu...














