Tuesday, July 8, 2025

Dhaawaca Luqmaan Ahmed oo Ey ku Weeraray Götenborg oo Wali lala Tacaalayo

0
Luqmaan Ahmed oo 10 Sano jir ah ayaa Todobaadkii hore Waxa uu Weerar kala kulay Ey xili uu la socday Waalidkiisa Hooyadii iyo Walaalkiis,...

Ku Dhawaad 500 Shaqo oo ka banaan Garoonka Diyaaradaha Arland

0
Sida ay shaacisay Shirkada Swedavia ku dhawaad 500 oo Shaqo ayaa ka banaan Garoonka Diyaaraha Arland ee Caasimada Stokcholm kuwaasi oo iskugu jira Shaqooyin...

Wararkii Ugu danbeeyey Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay suuq ku yaalla...

0
Ugu yaraan 25 qof ayaa lagu dilay weerar duqeyn ah oo ka dhacay magaalada Donetsk ee Ruushka uu haysto, sida uu sheegay hogaamiyaha gobolka...

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 16 kun oo qof oo kamid ah dadka dhibaatadu...

0
Wakaaladda Qaramada Midoobay u qaabilsan sinnaanta jinsiga ayaa sheegtay in dadka ugu badan ee uu dhibku ka soo gaaray duulaanka Israa’iil ee Qasa ay...

Afar sarkaal oo sare oo ka tirsan ciidamada ammaanka ee Iiraan oo Maantay La...

0
Afar sarkaal oo sare oo ka tirsan ciidamada ammaanka ee Iiraan ayaa lagu dilay qarax looga shakisan weerar cirka ah oo ka dhacay caasimadda...

Waa Kuma Janaraalka sare oo ka hor yimid istaraatiijiyadda Netanyahu ee Gaza?

0
Xubin muhiim ah oo ka tirsan golaha dagaalka ee Israa'iil ayaa ku eedeeyay Raysal Wasaare Benjamin Netanyahu inuusan ka run sheegin hadafyada militari ee...

Israa’iil oo si cad u diidday arrin Falastiin ku saabsan oo Mareykanku dabada ka...

0
Raysal wasaaraha Israa'iil, Benjamin Neytanyahu ayaa sheegay inuu ku wargeliyay Mareykanka inuu diidanyahay amaba uu ka soo horjeedo qorshaha abuurista dowlad Falastiin ah oo...

Nin Watay Lacag Kaash ah oo lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Arland

0
Sida uu sheegay Booliska nin Watay lacag kaash ah ayaa lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Arland ee Caasimada Stockholm lacagta kaashka ayaa cadadkeeda lagu sheegay...

Pakistan oo Weerar aargudasho ah ka fulisay gudaha Iran iyo Xiisada oo kasii dartay

0
Waxaa kasii daraya xiisada u dhaxeysa labada dal ee dariska ah ee Pakistan iyo Iran, kaddib markii diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Iran horraantii...

Iiraan oo fulisay weerrar ay carruur ku dhinteen

0
Pakistan ayaa si caro leh ugu eedaysay Iran inay fulisay weerar ka dhacay gobolka Baluchistan oo ee dalkaasi Pakistan. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Islamabad...