Monday, April 29, 2024

Xamaas oo Dooneysa in Afar Maalin la kordhiyo Xabad Joojinta

0
Xamaas ayaa dooneysa in ay ku kordhiso xabbad joojinta socata afar maalmood oo kale marka midda hadda jirta ay dhammaato, sida ilo ku dhow...

Bank ID oo joojinaya Isticmaalka App-kooda ee Mobilada Huawei

0
Bank-id ayaa joojinaya wada shaqeyntiisa mobilada qaarkood ee Huawei laga bilaabo Maajo 2024, sida uu qoray Dagens Nyheter. Adeeggu kuma shaqayn doono talefannada gacanta ee...

Iskuulka Cordoba ee Kista oo si Rasmi Loo Xiray

0
Iskuulka Cordoba ee ku yaala Xaafada Kista ayaa go'an lagu gaaray in la Xiro kadib markii ay digniin soo laartay Hay'ada Amaanka Sweden ee...

Raisal Wasaaraha Sweden oo ka hadlay Hadalkii Jimmie Åkesson

0
Raisal Wasaaraha Sweden Ulf ayaa ka hadlay Hadalkii dhawaan kasoo yeeray Hogaamiyaha Xisbiga SD ee ku aadanaa joojinta masaajida cusub ee laga dhiso Sweden...

Jimmie Åkesson ” Hala Joojiyo Dhismaha Masaajida Cusub

0
Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna oo Khudbad ka Jeediyay Kulan uu Xisbigiisa ku lahaa Magaalada Västerås ayuu ku Sheegay in Sweden laga Joojiyo Dhismaha Masaajida Cusub...

Dowlada Sweden oo sheegtay in Dhalashada laga Celinayo Xitaa Kuwa aan heysan Dhalasho kale

0
Wasiirka cadaalada Sweden Gunnar Strömer ayaa shaaca ka qaaday in dowlada Sweden ay u furantahay in la baaro suurtagalnimada in dhalashada Sweden laga qaado...

Ku Dhawaad 70 Qof oo ku dhintay Weerarada ka socda Burkina Faso

0
Caalamka:- Ugu yaraan 70 qof oo rayid ah oo u badnaa dad waayeel ah iyo carruur ayaa lagu dilay weerar ka dhacay tuulo ku...

Kooxda Malmö FF oo ku guuleysatay Horyaalka Sweden ee Allsvenskan

0
kooxda Malmö FF ayaa ku guuleysatay horyaalnimada Iswiidhan ee 2023 kadib guul ay ka gaartay kooxda. Isaac Kiese Thelin ayaa xaqiijistay guusha kooxda kadib rigoore...

Sweden oo dib u Celineysa Dad Sharciga loo diiday

0
Dowlada Sweden ayaa tarxiileysa dad kasoo jeeda Wadanka Afganistan kuwaasi oo heesta Diidmo isla markana lagu amray in wadanka ka baxaan. Afgaanistaan waa mid ka...

Sweden oo kordhisay koontaroolka xudduudaha ee Dalka

0
Dowladda ayaa muddo lix bilood ah ku kordhisay koontaroolka xudduudaha gudaha ee dalka. Intii lagu guda jiray shirkii jaraa'id ee maanta, dowladdu waxay sidoo kale...