Wednesday, May 15, 2024

Sweden oo kordhisay koontaroolka xudduudaha ee Dalka

0
Dowladda ayaa muddo lix bilood ah ku kordhisay koontaroolka xudduudaha gudaha ee dalka. Intii lagu guda jiray shirkii jaraa'id ee maanta, dowladdu waxay sidoo kale...

Shacbiyada Xisbiga Sverigedemokraterna oo korortay

0
Ra'yi ururin cusub oo maanta la sameeyay ayaa muujisay sare u kac isdaba joog ah oo dhanka shacbiyad ah ee xisbiga garabka midig ee...

Germalka oo yareenaya Maalmaha Shaqada ee Isbuuca

0
Iyadoo raadinaysa isu dheeli tirnaanta baahida shaqada Jarmalka ayaa bilaabaya nidaam cusub oo toddobaadka shaqadu ka kooban yahay afar maalmood, tallaabadaas oo lagu soo...

Shirkada Gadiidka Stockholm ee SL oo joojisay Heshiiska ay kula jirtay MTR

0
Shirkadda gaadiidka dowladda ee gobolka Stockholm, SL, ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay heshiiskii ay kula jirtay shirkadda MTR ee ka shaqeysa tareenada Pendeltåg...

Dad lagu Xukumay Musaafurin oo helay Sharciga Deganaashaha Sweden

0
Afar kamid ah Tobankii Qof ee loo Musaafurin lahaa dalka Suuriya ayaa helay Sharciga Deganaanshaha Dalka Sweden iyagoo dadkaasi soo dhameestay Xabsi lagu xukumay...

Xaruumaha lagu hayo Dadka dib loo Celiyo oo Sweden oo laga Furay

0
Shanta xarumood ee ugu horreeya ee Iswidhan ayaa dhawaan la furay - taas oo qayb ka ah dib-u-habaynta dawladda ee siyaasadda socdaalka. Qorshaha ayaa...

Tirada Dadka Sharci la’anta ku ah Sweden ee la Tarxiilayo oo lasoo bandhigay

0
In ka badan 26,000 oo qof oo la amray in laga soo tarxiilo Sweden ayaa weli dalka ku sugan, sida uu sheegay Joornaalka TT. Kadib...

Sweden oo Xabsiga dhigtay Askari Ciidan iyo Xaaskiisa

0
Subaxnimadii Talaadada, sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada militariga iyo xaaskiisa ayaa la xiray kadib markii lagu eedeeyay dambiyo ka dhan ah amniga qaranka. Sarkaal...

Stockholm:- Toogasho lagu dilay Aabe laguna dhaawacay Xaaskiisa iyo Caruur uu dhalay

0
Labo qof ayaa la xiray ka dib markii toogasho ka dhacday magaalada Västberga halkaas oo aabe lagu dilay laguna toogtay xaaskiisa iyo cunug uu...

Mushaharka oo loo kordhinayo Shaqaalaha Caasimada Gotenborg

0
Shaqaalaha dawladda hoose ee Göteborg, oo qaata wax ka yar 25 000 karoon bishii, waxay heli karaan mushahar kordhin ugu yaraan 1000 karoon, Sida...