Dowlada Sweden ayaa goor sii horeysa ee Sanadkan waxay soo jeedisay shari dhigaya in goobaha adeega bulshada ee wadanka ay soo gudbiyaan dadka heesta diidmada ama sharci darada ku jooga wadanka.
Shaqaalaha Adeega Bulshada ayaa diiday arintaasi kana soo horjeestay sharcigan iyagoo qaarkood ku andacoonaya inay adagtahay in ay soo gudbiyaan qof ku sugan goobtooda.
Sida lagu soo bandhigay rayi aruurin uu sameeyay Ururka SSR sadex meelood labo meel dadka ka shaqeeya Adeega bulshada ay diideen soo gudbinta dadka sharci la’aanta ah.
Boqolkiiba 60 Dadka la wareestay ayaa sheegay inaysan soo gudbindoonin xogta dadka xitaa hadii ay xabsi ku galayaan.
Wasiirada Arimaha Bulshada ayaa dhankeeda ka hadashey Rayi aruurinta ayaa sheegtay inay fahansantahay
AD