Dhimista Saacadaha Shaqada oo uu balan-qaaday Xisiga Socialdemokraterna
Xisbiga S ayaa soo dhaweeyay in la dhimo saacadaha shaqada ee Wadanka iyadoo aanan isbadal lagu sameemin mushaharka uu helayo qofka shaqeeya.
Annika Strandhäll oo...
Iiraan ma awooddaa inay dagaal toos ah la gasho Israa’iil?
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan ayaa si cad ugu digay Israa’iil – waa inay joojisaa weerarrada Qasa haddii kalena ay qaadi doonaan tallaabo.
Saacado gudahood...
Joe Biden oo si adag uga hadlay weerar askar badan looga dilay
Madaxweynaha dalka Mareykanka, Joe Biden ayaa si adag uga hadlay weerar askar badan looga dilay loogana dhaawacay oo ka dhacay saldhig ciidankooda ku leeyihiin...
Muxuu Ahaa Go,aan Muslimiinta iyo Carabta Mareykanka qaateen ee uu ka naxay Madaxweyne Biden
Dad badan oo Carbeed iyo Muslimiin codkooda dhiibtay oo la hadlay CNN ayaa sheegay in aysan u codeyn doonin dib u doorashada Madaxweynaha Mareykanka...
Benjamin Netanyahu oo xaalku ku xun yahay iyo cadaadis xooggan oo la saaray
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa wajahaya cadaadis sii kordhaya, kadib maalintii ugu darneyd ee khasaaraha ciidamada Israa’iil kasoo gaaray dagaalka Gaza, iyo sidoo...
Donald Trump oo lagu xukumay in uu bixiyo $83.3m
Madaxwaynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayay xeerbeegtida New York ku xukuntay in uu bixiyo 83.3 milyan oo doolar oo magdhow ah oo la...
Xuuthiyiinta oo weerar ku qaaday markabka shidaalka qaada oo lagala leeyahay Britain
Markab nooca Xamuulka qaada ah oo lagu magacaabo Marlin Luanda oo lala xiriiriyay UK ayaa lagu dhuftay Gantaal ay Kooxda Xuutiyiinta taageerto ee Iran...
Antonio Guterres oo loo sheegay War uu aad uga naxay kuna baaqay baaritaan deg...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Falastiiniyiinta ee UNRWA,ayaa lagu eedeeyay in qaar ka mid ah shaqaalaheeda gaar ah ay ku lug lahaayeen weerarradii kooxda...
Waa kee Dallka Afrika ku yaalla ee ay diyaardaha Israel joojinaya inay duulimaad ku...
Diyaaradda qaranka Israel ee El Al ayaa joojin doonta duullimaadyada ay ku aadeyso Koonfur Afrika dhamaadka bisha Maarso, sida maanta shirkaddu sheegtay.
iyadoo soo xiganaysa...
Dowlada UK oo dib u dhigtay Sharciga Muranka Dhaliyay ee Qaxootiga
Aqalka sare ee baarlamaanka Britain oo aan la soo dooran ayaa dharbaaxo ku dhuftay isniintii qorshaha muranka dhaliyay ee dowladda ee ahaa in muhaajiriinta...