Thursday, April 25, 2024

Turkiga oo ku eedeeyay Giriiga dib u soo celinta Muhaajiriinta

0
Ilaalada xeebaha Turkiga ayaa sheegay in ay badbaadiyeen 122 muhaajiriin ah oo laga soo celiyay Giriiga badda Aegean Isniintii (December 11). Ciidamada ilaalada xeebaha Turkiga...

Dowlada Faransiiska oo ku adkeysaneysa Dhaqangalinta Sharciga Cusub ee Qaxootiga

0
Dowladda Faransiiska ayaa ku adkeystay Talaadadii in ay dhaqan gelin doonto tillaabooyin adag oo ka dhan ah muhaajiriinta sharci darrada ah xilli ay la...

Wararkii Ugu Danbeeyey Xamaas oo war ka soo saartay xaaladda Qasa

0
Basim Naciim,oo ka mid ah madaxda sare ee Xamaas, oo la hadlay BBC-da, ayaa soo dhaweeyay ansixinta qaraarka ay meel mariyeen Golaha Amaanka ee...

Sheekada Wiilkan sida loo shirqoolay,kadibna muuqaalkiisa baraha bulshada lagu baahiyay isaga oo ay Haween...

0
Maalmo ka hor waxaa baraha bulshada aad loogu faafiyey muuqaal ay haween garaacaya ka duubeen wiil dhalinyaro ah oo shukaansi u aaday gabar degan...

Qaramada Midoobey oo dalbatay xabad joojin degdeg ah oo laga sameeyo Qasa

0
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay qaraar aan dhaqan gelin oo lagu dalbanayo xabbad-joojin bini'aadantinimo oo degdeg...

Sharuudaha Sharciga Deganaashaha ee Shaqooyinka iyo Dadka uu Qabanayo

0
Dhawaan Dowlada gaar ahaan laanta Socdaalka ayaa sharuud ku xirtay in qofka dalbanaya Sharciga Deganaanshaha lagu xiro sharuudo adag oo dhanka mushaharka ah taasi...

Shan Qof oo ku dhimatay Shil uu geestay Wiish oo ka dhacay Sundbyberg

0
Shan qof ayaa dhimatay kadib markii wiish uu ku soo dhacay meel dhismo ah oo ku taal Sundbyberg shalay, sida uu xaqiijiyay xafiiska xeer...

Xuutiyiinta Yemen oo gantaal la Helay Markab ganacsi iyo faahfaahin ka soo baxaysa

0
Taliska dhexe ee ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in markab ganacsi uu haleelay gantaal nooca loo yaqaano cruise-ka oo laga soo riday dhanka Yemen, gaarahaan...

Wararkii Ugu Danbeeyey Xaalad cakiran oo ka taagan Khan Yunis koonfurta Qasa

0
Wararka ka imaanaya koonfurta Qasa ayaa sheegaya in taangiyada Israa'iil ay galayaan magaalada halkaas oo maalmahaan duqeymo iyo dagaallo ay ka socdeen. Arrintaan ayaa xaalad...

Amar Caalami ah oo lagu xirayo Wiilka Madaxweynaha Xassan Shiikh oo lasoo saaray

0
Turkiga ayaa soo saaray amar caalami ah oo lagu soo xirayo wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya. Waxaa looga shakisan yahay inuu mas'uul ka ahaa shil...