Saturday, May 4, 2024

Israail oo laysay Maxaabiis Israailiyiin ah oo Xamaas Afduub u Haysteen

0
Ciidamada milatariga Israa’iil ayaa duullaan xooggan ku qaaday magaalada Gaza, waxa ayna ujeedka duullaankooda ku sheegeen sidii ay usoo furan lahaayeen laheestayaal Israa’iil u...

Xildhibaan bamboyin la Dhacay Xildhinaano kale oo Shir kula Jiray

0
Warbaahinta dalka Ukraine iyo kuwa caalamka ayaa si weyn u hadal haya weerar bambaano oo khasaaro geestay oo Jimcihii shalay ka dhacay Ukraine,waxaana weerarka ...

Canshuur kordhintii ugu badneyn mudo sagaal sano ah

0
Inta badan degmooyinka iyo gobolada Iswiidhan waxay ku dhawaaqeen kordhinta canshuurta taasoo saameyn doonta dadka degan bilowga sanadka cusub. Tirakoobyada Sweden ayaa muujiyay in...

Khilaaf ka jira Kordhinta Qiimaha Guryaha Sweden

0
Khilaaf xoogan ayaa ka dhexjira shirkada leh guryaha la kireeyo ee Sweden iyo Ururka Kireestayaasha iyadoo khilaafka uu ku aadanyahay qiimaha lagu kordhinayo guryaha...

Dal Yurub ka tirsan oo hor istaagay lacag mucaawino ah oo la gaarsiin lahaa...

0
Dalka Hungary ayaa xannibtay €50bn ($55bn; £43bn) oo EU ka caawin jirtay Ukraine - saacado uun ka dib markii la isku afgartay in la...

Askarta Israa’iil ayaa Isbitaalka Jenin ku dhex dilay ilmo yar oo Reer Falastiin ah

0
Hay’adda samafalka ee Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF ayaa sheegtay in ciidamada Israa’iil ay qof aan hubeysneyn ku dileen Isbitaal ku yaalla magaalada...

Qarax Xalay ka dhacay Magalaada Uppsala ee Dalka Sweden

0
Wax yar ka hor saqdii dhexe ee xalay, ayaa qarax ka dhacay waqooyiga Uppsala ee Caasimada Stockholm. -Qaraxa waxa uu ka dhacay bannaanka albaabka guri...

Visaha Kenya oo la joojiyay Sida uu ku dhawaaqay Madaxweyne William Ruto

0
Madaxweynaha Dowladda Kenya William Ruto ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu qaadday shuruudihii dal-ku-galka ee dhammaan dadka ajaanibka ah ee dalka Kenya imanaya. Ruto ayaa sheegay...

In ka badan hal milyan oo su’aalood oo la soo waydiiyay Madaxweynaha Ruushka Vladamir...

0
Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa qaban doona shirkiisii jaraa’id ee ugu horeeyay kadib duulaankii ballaarnaa ee Ruushku ku qaaday dalka Ukraine. Marka laga soo tago...

Israail oo La Sheegay inay 25 kun oo tan oo qaraxyo ku riday Gaza,...

0
Afartan kun oo ciidanka Israa’iil ah ayaa ku duulay Gaza, waxayna qaadday weerarkii cirka ugu ba’naa taariikhda dhow ee la xasuusto. Waxay duqaysay 12 kun...