Duqaymo mar labaad lagu garaacayo Xuutiyiinta Yemen
Maraykanka ayaa duqaymo hor leh ku garaacay kooxda Xuutiyiinta ee ka dhisan dalka Yeman, sida ay baahiyaan qaar kamid ah warbaahinta Maraykana.
Warbaaahinada kala ah...
Degdeg: Xuutiyiinta oo ka jawaabay duqeymihii Mareykanka iyo Ingiriiska
Hore waxaa jiray warka ah in kooxda Xuutiyiinta Yemen ay sheegeen inay sii wadi doonaan weerarrada ka dhanka ah maraakiibta badda cas ee lala...
Wararkii ugu dambeeyay ee kiiska maxkamadda lala tiigsaday Israa’iil ee ka socda Hague.
Waa kiiskii qarniga oo hor yaalla Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda, qareennada Koonfur Afrika, iyo kuwa matalaya Israa'iil, ayaa doodi ku dhexmaraysaa Maxkamada taa...
Iran oo la wareegtay markab shidaal oo lagu magacaabo St Nikolas
Iran ayaa gacanta ku dhigtay Markab shidaal siday oo marayay Jaziirada Marshal sida ay sheegtay warbaahinta dowladda.
Kooxo hubeysan oo wajiyada soo xirtay ayaa lagu...
Maxkamadda ICJ oo maanta billaabaysa dacwad ka dhan ah Israa’iil
Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee loo soo gaabiyo ICJ ay billowdo, dhageysiga dacwad ka dhan...
Raisal Wasaaraha Sweden oo ka hadlay Dagaalka ku soo wajahan Dalka
Raisal Wasaaraha Dalka Sweden Ulf Kristersson ayaa ka hadlay Dagaalka ku soo wajahan dalka taasi oo dhawaan la shaaciyay isagoo sheegay in ula jeedka...
Waalidka ku Cusub Sweden oo Caruurta Geynin Xanaanada
Waalidka ku Cusub Dalka Sweden ayaanan geynin Caruurta goobaha Xaanada ee Dalka Sweden iyadoo Sababta ugu weyn ay tahay in Waalidka ay Cabsi ka...
Xuutiyiinta oo Badda Cas ka geystay weerarkii Culus kuna Qaaday….
Dowladda Britain ayaa sheegtay in maraakiibteeda dagaalka iyo kuwa Mareykanku ay iska caabiyeen weerarkii ugu ballaarnaa oo ay fallaagada Xuutiyiinta Yemen ku qaadeen marinnada...
Hogaamiyaha Xamaas oo Dalab Culus u Dirsaday dowladaha Muslimiinta
Hoggaamiyaha Xamaas Ismail Haniyeh ayaa ka hadlayay shir ay isugu yimaadeen culimada Muslimiinta oo ka dhacay dalka Qatar – halkaas oo uu fadhigiisu yahay....
Mareykanka:”Xabad joojin rasmi ah Xamaas oo kaliya ayay deni ugu jirtaa”
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in aaney taageereyn xabd joojin rasmi ah oo dhex marta Israa’iil iyo Xamaas isla markaana Qasa ka hirgasha, balse taa...