Dowlada UK oo Digniin ka soo saartay Talaalka dhawaan bilowday ( Dad looga digay...
Digniin ayaa laga soo saaray talaalka dhawaan ka bilowday gudaha wadanka ingariiska iyo guud ahaan UK kaasi oo la xiriira dadka qaadanaya talaalka Cusub.
Maamulka...
Madaxweynaha Turkiga oo ka hadlay Cunsurinimo lagula kacay Ciyaaryahan Muslim Madow ah
Madaxweynaha Turkey-ga Recep Tayyip ErdoÄŸan Ayaa Si Kulul Uga Hadlay Dhacadadii Cunsurinimo Ee Hadhaysay Kulankii PSG & Istanbul Basaksehir laguna cunsuriyeeyay qayb ka mid...
Qofkii ugu horeeyay oo ku sugan UK oo qaatay Talaalka Coronavirus
Margaret Kenan oo ah Haweenay 90 sano jir ah oo ka soo jeeda Enniskillen, Waqooyiga Ireland ayaa noqotay qofkii ugu horeeyey ee talaalkan qaatay.
Haweeneydan...
Cudurka hargabka shimbiraha oo ka dillaacay beerta shinbiraha ee Faransiiska
Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters, wasaaradda beeraha ee Faransiiska ayaa ka warbixisay cudurka hargabka faafa ee aadka u faafa ee H5N8 kaas...
Migrationverket: Codsiga sharciga degenaanshaha wuu u furan yahay muwaadiniinta Ingiriiska
Sida ay shaacisay Hay'ada Migrationsverket Laga bilaabo 1 Diseembar oo laga joogo shan maalin, muwaadiniinta Ingiriiska iyo xubnaha qoysaskooda waxay dalban karaan deganaansho gudaha...
Muddaharaadyadii ka socday Faransiiska ee ka dhashay Sharciyada Cusub oo isku badalay Rabshado
Fiidiyowyo laga soo qaaday banaanbaxyo ka dhacay magaalada Paris ayaa muujinaya tiro badan oo mudaharaadayaal afka soo duubtay oo weeraraya booliska rabshadaha ka hortaga...
Midowga Yurub iyo UK oo joojiyay wadaxaajoodka Heshiiska Brexit
Midowga Yurub iyo Boqortooyada Ingiriiska ayaa hakiyay wadaxaajoodkii ku saabsanaa heshiiska ganacsiga xorta ah iyo iskaashiga cusub, kaas oo aasaas u noqon doona xiriirka...
Erdogan: Macron wuxuu culeys ku yahay Faransiiska
Dagaalkii afka ahaa ee u dhaxeeyay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa wali socda.
- Macron wuxuu culeys ku yahay...
Mareykanka oo Xayiraad saaray Xubnaha Shuuciga ee Dowlada Shiinaha
Xubnaha ka tirsan Xisbiga Shuuciga Shiinaha iyo xubnahooda qoysasku waxay lahaan doonaan xuquuqo deganaansho oo xaddidan Mareykanka, Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Washington ayaa ku...
Germany ku dhawaad 15 Qof oo ku dhaawacantay nin gaari jiirsiiyay dad Shacab ah
Ilmo yar oo sagaal bilood jira iyo haweeney 73 jir ah ayaa ka mid ah 15 qof ka dib markii nin 51 jir ah...