Friday, October 18, 2024

Mareykanka oo Xayiraad saaray Xubnaha Shuuciga ee Dowlada Shiinaha

0
Xubnaha ka tirsan Xisbiga Shuuciga Shiinaha iyo xubnahooda qoysasku waxay lahaan doonaan xuquuqo deganaansho oo xaddidan Mareykanka, Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Washington ayaa ku...

Germany ku dhawaad 15 Qof oo ku dhaawacantay nin gaari jiirsiiyay dad Shacab ah

0
Ilmo yar oo sagaal bilood jira iyo haweeney 73 jir ah ayaa ka mid ah 15 qof ka dib markii nin 51 jir ah...

Khilaaf u dhaxeeya Dowlada UK iyo Midowga Yurub Xili Mudo Bil ah ay ka...

0
In kasta oo ay hadda hartay bil keliya marka ugu danbeysa ee Boqortooyada Midowday ay ka baxeyso Midowga Yurub , haddana wadanka Ingiriiska iyo Midowga Yurub weli ma aysan ku...

Dowladda Faransiiska oo dooneysa in ay badasho Sharci horay u jiray ( Rabshado ka...

0
Dowladda Faransiiska ayaa dooneysa inay dib u qorto sharciga mamnuucaya muuqaalka saraakiisha.   Dowladda Faransiiska ayaa laashay sharciga, kaasoo mamnuucaya cajaladaha laga duubay ficilada saraakiisha booliska, afhayeen u hadlay madaxweynaha...

Dadweynaha Yurub badankooda oo kasoo horjeestay Sharciga ilmaha leeskaga soo rido

0
Kumanaan kun oo dadka u ololeeya ka hortaga ilmo soo ridka ayaa isugu soo baxay jidadka dalka oo dhan Dalka Argantin si ay uga...

Dalka Canada oo dil iyo dhaawac loogu geestay Dad Somali ah

0
Magalada Idmanton Gobolka Alperto ee dalka Canada ayaa waxaa la sheegay in saacadihii la soo dhaafay lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed halka mid kale lagu...

Raisel Wasaaraha Armenia oo laga cabsi qabo in la dilo

0
Dowlada Armenia ayaa ka hortagtay isku day dil oo lala damacsanaa ra’iisul wasaare Nikole Pashinyan sida ay shaacisay hay’ada nabad sugida qaranka ee NSS...

Faransiiska oo xiray Siyaasiga Danishka ee Rasmus Paludan oo qorsheenayay gubista Quraanka

0
Gudoomiyaha xisbiga Stram Kurs, Rasmus Paludan, ayaa lagu xiray Caasimada Dalka Faransiiska ee Paris. Sidaas waxa xaqiijiyey safaaradda deenishka ee Paris sida uu ku...

Dilka 8 Caruur ah oo lagu helay Kalkaaliso u dhalatay Dalka Ingariiska

0
Kalkaaliso caafimaad oo u dhalatay dalka Ingiriiska ayaa lagu soo oogay inay dishay sideed cunug, iyo sidoo kale isku day dil 10 kale, ka...

Dhoor Xubnood oo iska Casilay Xilkooda markii Trump uu shaqada ka eryay Taliyaha Difaaca

0
Pentagon-ka ayaa ku dhawaaqay is-casilaad isdaba joog ah Talaadadii, maalin ka dib markii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu bartiisa Twitter-ka ku soo qoray xil...