Friday, March 21, 2025

Booliska Britain oo ka Hadlay Qaraxii ka dhacay Magaalada Liverpool iyo Halis Dalka ku...

0
Hal qof ayaa ku dhintay mid kalena waa ku dhaawacmay ka dib markii taksi uu ku qarxay afaafka hore ee isbitaal ku yaala magaalada...

Dowlada Austria oo Xayiraad iyo Bandow Saartay Dadka aan Qaadan Talaalka

0
Dowlada Austria ayaa ku dhawaaqday xayiraado la saaray dadka aan qaadan talaalka laga bilaabo Caawa Saqda dhexe. Qof kasta oo da'diisu ka weyn tahay 12...

Germalka oo dhigay Rikoor Cusub oo Kiisaska Corona ah, Xayiraado laga Cabsi qabo

0
Infekshanka corona ee Jarmalka ayaa gaaray heerkii ugu sareeyay , dalkuna wuxuu sidaas ku yeeshay toddobadii maalmood ee u dambeeyay ee la diiwaangeliyay heerka...

Rabshado ka Socda Holland oo looga soo horjeedo Xayiraadaha Wadanka la galinayo

0
Booliska dalka Holland ayaa xabsiga u taxaabay ugu yaraan shan qof oo lala xiriirinayo isku dhacyo xalay ku dhex maray dad mudaaharaadayay iyo ciidamada...

Midowga Yurub oo cunaqabatayn saaray shirkadda diyaaradaha ee ku lug leh ka ganacsiga muhaajiriinta...

0
Midowga Yurub ayaa sare u qaadaya dadaallada lagu joojinayo qulqulka muhaajiriinta aan joogtada ahayn ee isku dayaya inay ka soo galaan Midowga Yurub dhanka...

Sawiro: Giriiga oo Tahriibayaal Somali ah dib ugu Celiyay Dalka Turkiga

0
Ciidamada ilaalada Xeebaha ee dowladda Greece ayaa dib ugu soo celiyay dalka Turkiga muhaajiriin Soomaali ah kuwaas oo doonayay inay tahriib ku galaan qaar...

Mareykanka oo Xayiraadaha Safarka ka Qaaday UK iyo Dalalka kale oo Yurub ah

0
Mareykanka ayaa albaabada u furaya dadka safarka ah ee ka imaanaya liis dheer oo dalal ah oo lagu soo rogay xayiraado hore oo Corona ka dhalatay. Dadka safarka...

Caasimada Abu Dhabi oo soo saartay sharci ku saabsan furriinka, dhaxalka dadka aan muslimka...

0
Caasimada dalka Imaaraadka Carabta ayaa laga soo saaray sharciyo cusub oo lagu maamulayo furriinka, dhaxalka iyo xannaanada carruurta aan Muslimka ahayn ee ku nool...

Dowlada Austaria oo dadka aan la tallaalin ka xaddiday meelaha caamka ah

0
Austaria waxaa ku sii kordhaya Corona waxana Dowlada ay bilowday Xadiidaad cusub oo Corona ah. Laga bilaabo Isniinta maanta, dadka aan la tallaalin ayaa laga...

Dowlada Faransiiska oo Guryo Siineysa Qaxootiga ku sugan Magaalada Calais

0
Boqolaal muhaajiriin ah ayaa xeryo ka sameystay waqooyiga dalka Faransiiska, iyaga oo rajo ka qaba in ay ugu dambeyn gaaraan dalka Britain. Marka loo eego...