Dowlada Austria oo ku Ganaaxeysa 4,000 kun Qofka Diida Talaalka
Dalka Austria ayaa qorsheenaya inuu ganaax ku rido dadka diida talaalka Corona.
Qorshaha Dowlada ayaana hada dhigaya in qofka diida Talaalka laug ganaaxo 4,000 kun...
Afar qof oo ku dhaawacantay qarax ka dhacay magaalada Munich ee Germalka
Afar qof ayaa ku dhaawacantay ka dib markii bam duug ah oo ka dhashay dagaalkii labaad ee aduunka uu ku qarxay goob dhisme ka...
Giriiga oo Bil Kasta 100 Yuuro Ku Ganaaxaya Dadka Aan Qaadan Talaalka ee ka...
Greece ayaa bilaabaya Xeer waajib ku ah dhammaan muwaadiniinta ka weyn da'da 60 kaasi oo ah inay laga tallaalay coronavirus. Haddii ay diidaan talaalka...
Germalka oo go’an kasoo Saaray Qaxootiga uga imaanaya Dhanka Belarus
Xaalada Cakiran ayaa ka jirta Xaduuda u dhaxeysa Belarus iyo Poland oo ku aadan Qaxootiga tirada badan ee ku sugan halkaasi.
Wadamada Yurub waxaa ka...
Yurub oo lagu Arkay Coronaha Cusub ee ka Bilowday South Africa
Wasiirka Caafimaadka Belgian Frank Vandenbroek ayaa shir jaraa'id oo uu  maanta qabtay ku sheegay in kiis ku saabsan Coronaha Cusub laga arkay Belgium, kaasi oo noqonaya kiiskii...
Germalka oo Fududeenaya Dhalashada Dalka Akhriso Sharciyada Cusub ee Xisbiyada Heshiiyay
Dowladda wadaagga ah ee Jarmalka laga dhisayo ayaa qorsheynaya inay fududeeyaan qaadashada dhalashada dalkan, iyadoo isbeddel lagu sameynayo xeerka qaadashada jinsiyadda.
Waxyaabaha isbeddelaya waxaa ka...
Afayeenka Barlamaanka Sweden oo Mar kale Magdalena Andersson u Wakiishay dhismaha Dowlad Cusub
Afhayeenka baarlamaanka Andreas Norlén ayaa u wakiishay guddoomiyaha xisbiga SPD Magdalena Andersson mar kale inay soo dhisto dowladda. Waxa uu sheegay in Kalfadhi cusub oo...
Muhaajiriin ku Dhimatay Bada u Dhaxeysa Faransiiska iyo Ingariiska
Ugu yaraan 31 qof oo tahriibayaal ah oo ku sii jeeday dalka Ingiriiska ayaa ku qaraqmay English Channel oo ah marin biyood u dhaxeeya...
Xildhibaanad Stella Creasy oo Xaruunta Barlamaanka lasoo gashay Wiilkeeda oo Saddex Bilood jira
Siyaasiyada Stella Creasy ayaa ku baaqday in dib u habeyn lagu sameeyo buuga sharci ee baarlamaanka kadib markii ay heshay canaan rasmi ah oo...
Ku Dhawaad 40 Qof oo ku Dhaawacantay Gaari la Jiirsiiyay Dad dhiganayay Xaflad Christmas-ka...
Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay, in ka badan 40 kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii baabuur uu jiiray dad ka...