Ruushka oo Weeraraya Dalka Ukraine Sida uu Sheegay Mareykanka iyo Xiisad ka jirta Yurub
Mareykanka ayaa sheegay in Ruushka uu ku duuli karo dalka Ukrain wakhti kasta, waxaana laga yaabaa inuu sameeyo marmarsiinyo la yaab leh oo uu...
Mudadee Ardayda ku heli karaan Sharciga Degaanshaha Rasmiga Hadii ay Shaqeeyaan
Arday badan ayaa Dalka Sweden ku helay Sharciga Deganaanshaha iyagoo ka faa'ideestay inay Waxbarashada ka gaareen heer sare tusaale Qeybta dugsiga sare.
Laanta Socdaalka ee...
Dowlada Austria oo Qabatay Dad Qaxooti ah oo Sanduuq lagu soo Qariyay
Booliiska dalka Austria ayaa sheegay in ay qabteen dad tahriibayaal ah oo lagu soo dhex qariyay sanduuq lasoo galiyay gaari xamuul ah oo ka...
Norway oo dib furtay Dalka isla markana Qaaday Guud ahaan Xayiraadaha jiray
Shir jaraa'id oo ay qabatay Dowlada Norway ayay ku dhawaaqday inay meesha ka saarayso inta badan tallaabooyinka ka haray corona.
Dowlada Norway ayaa go’aan ku...
Sweden oo soo bandhigtay Tirada Dadka u dhintay Talaalka Corona
Ilaa dhammaadka Janaayo, Caymiska Dawada Sweden ayaa bixisay magdhow dadka dhibaatada kasoo gaartay tallaalka 59 xaaladood - marka la isku daro 928 xaaladood oo...
Germalka oo soo Saaray Warbixin ku aadan Kala Noqoshada Jinsiyada ee Dadka Ajaanibta
Dowlada Germalka ayaa dhawaan shaacisay inay Fududeeneyso Sida lagu Helo Jinsiyada ama Dhalashada Dalka kadib doorashadii dhawaan wadanka ka dhacday.
iyadoo Arintaasi jirto Dowlada dhanka...
Qubrus oo soo saartay Go’an Dib loogu Celinayo Qaxootiga Markii Wiil Somali ah uu...
Wiil Somali ah oo 15 Sano jir ah ayaa Toorey ku dilay Wiil kale oo 17 sano jir ah taasi oo keentay in Dowlada...
Germalka oo Qaabilaya Qaxooti badan oo ka imaanaya Giriiga
Sannadkii hore waxaa sare u kacay tirada dadka imaanayay Jarmalka, in kasta oo ay mar hore magangelyo qaxooti ka heleen Giriiga. Tobanaan kun oo...
Sweden oo ku Dhawaaqday inay Musaafurineyso Dadka Ajaanibta ee Dambiyada geesta
Dowladda ayaa ku dhawaaqday in ay damacsan tahay in ay masaafuriso ajaaniib badan oo dambiyo ka geysta dalkaa. Waxay soo jeedisay in sharciga la adkeeyo laga bilaabo...
Tirada Dadka Da’da Ah oo ku soo kordhaya Dalka Sweden
Tirokoobkii sanadka 2020 ee Xafiiska Tirakoobka Sweden (SCB) ayaa muujiyay in dadka da’doodu ka weyn tahay 60 sano ee Sweden ay gaareen 2.6 milyan...















