Tuesday, October 21, 2025

Putin oo amar ku siiyay ciidamada Ruushka inay gudaha u galaan bariga Ukraine

0
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa amar ku bixiyey in ciidamo la geeyo laba gobol oo ka go’ay bariga dalka Ukraine, ka dib markii uu...

Mareykanka oo war kasoo saaray Gobolada uu Aqoonsaday Dalka Ruushka

0
Maraykanka ayaa ku dhawaaqay cunaqabatayn ka dhan ah labada gobol ee kala ah Donetsk iyo Luhansk ee bariga Ukraine ka dib markii Ruushku u...

Sweden oo digniin kasoo saartay Safarada lagu tagayo labo Dal oo Yurub Ah

0
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Iswiidhen waxay ku talineysaa inaan loo safrin gobollada Brest iyo Gomel ee Belarus iyo Belgorod, Voronezh iyo Rostov ee Ruushka,...

Ruushka oo Aqoonsaday labo Gobol oo ka tirsan Dalka Ukraine

0
Qudbad laga sii daayay TV-ga shacabka Ruushka ayuu madaxweyne Vladimir Putin ku xaqiijiyay in Ruushku uu u aqoonsaday laba gobol oo ka go'ay bariga...

Rasmus Paludan oo laga diiday Banaan-bax uu ku qaban lahaa Dalka Sweden

0
Booliska Dalka Sweden ayaa diiday Banaan-bax uu soo qaban qaabiyay Rasmus Paludan oo ah nin ku Caan baxay islaam Naceybka. Ninkan oo dhoor jeer goob...

Sweden oo dhimeysa Tirada Shaqaalaha ee kaga sugan Safaarada Ukraine

0
Sweden ayaa go’aansatey in la dhimo tirada shaqaalaha safaaradda ay ku leedahay Kiev, iyadoo walaac laga muujiyey xaaladda dalka Ukraine, xilli qoysaska diblumaasiyiinta Sweden...

Ruushka oo tijaabinaya gantaalada nukliyeerka Nuuca Cruise missiles

0
Ruushka ayaa tijaabinaya gantaaladii ugu dambeeyay ee nooca loo yaqaan Cruise missiles, Robot-yada kuwaas oo qaadi kara hubka Nukliyeerka. Dhanka kale, waxaa socda dadaallo dublamaasiyadeed...

Xisbiyada oo doonaya in Guurka ilma Adeerka laga Mamnuucayo Sweden

0
Wasiirka cadaalada iyo arrimaha gudaha Morgan Johansson ayaa sheegay in dowladdu aysan dooneyn in la mamnuuco guurka ina adeerka. Xisbiyada Libaraalka iyo Sverigedemokraterna ayaa ku baaqay in dembi laga dhigo...

Qarax ka dhacay Magaalada Malmö oo sababay Qasaaro Xoogan

0
Qarax ka dhacay afaafka hore ee guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Malmö, habeenkii jimcaha, ayaa geystay khasaare Hantiyadeed oo xooggan . Booliska ayaa heegan galiyay...

Daawo: Germalka oo Sharci Siinaya Dadka diidmada Heesta

0
Dowlada Germalka ayaa soo saartay sharci Cusub kaasi oo sharciga Deganaanshaha lagu siinayo Dadka heesta Diidmada mudada dheer. Dowlada Germalka ayaa dhawaan heshay Xukuumad Cusub...