Sweden oo soo bandhigtay Tirada Dadka u dhintay Talaalka Corona
Ilaa dhammaadka Janaayo, Caymiska Dawada Sweden ayaa bixisay magdhow dadka dhibaatada kasoo gaartay tallaalka 59 xaaladood - marka la isku daro 928 xaaladood oo...
Germalka oo soo Saaray Warbixin ku aadan Kala Noqoshada Jinsiyada ee Dadka Ajaanibta
Dowlada Germalka ayaa dhawaan shaacisay inay Fududeeneyso Sida lagu Helo Jinsiyada ama Dhalashada Dalka kadib doorashadii dhawaan wadanka ka dhacday.
iyadoo Arintaasi jirto Dowlada dhanka...
Qubrus oo soo saartay Go’an Dib loogu Celinayo Qaxootiga Markii Wiil Somali ah uu...
Wiil Somali ah oo 15 Sano jir ah ayaa Toorey ku dilay Wiil kale oo 17 sano jir ah taasi oo keentay in Dowlada...
Germalka oo Qaabilaya Qaxooti badan oo ka imaanaya Giriiga
Sannadkii hore waxaa sare u kacay tirada dadka imaanayay Jarmalka, in kasta oo ay mar hore magangelyo qaxooti ka heleen Giriiga. Tobanaan kun oo...
Sweden oo ku Dhawaaqday inay Musaafurineyso Dadka Ajaanibta ee Dambiyada geesta
Dowladda ayaa ku dhawaaqday in ay damacsan tahay in ay masaafuriso ajaaniib badan oo dambiyo ka geysta dalkaa. Waxay soo jeedisay in sharciga la adkeeyo laga bilaabo...
Tirada Dadka Da’da Ah oo ku soo kordhaya Dalka Sweden
Tirokoobkii sanadka 2020 ee Xafiiska Tirakoobka Sweden (SCB) ayaa muujiyay in dadka da’doodu ka weyn tahay 60 sano ee Sweden ay gaareen 2.6 milyan...
Denmark oo ku dhawaaqday in Ciidanka Mareykanka ay ku soo dhaweeneyso Dalkeeda
Danmark ayaa ku dhawaaqday maanta oo Khamiis ah, inay diyaar u tahay inay ciidamadeeda Mareykanka ay ku soo dhawayso Dalkeeda, taasoo qayb ka ah...
Sweden oo Noqatay Dalka Afaraad ee ugu Dimoqraadiyada Badan Caalamka
Iswiidhan waxa ay ku jirtaa kaalinta afraad ee adduunka marka la eego tusmada dimuqraadiyadda ee ay soo saarto “cutubka sahanka dhaqaalaha”. Sweden ayaa ka horeysa Norway, New Zealand...
Dowlada oo Xoojineysa Xukunka iyo Ciqaabta ee Dambiyada ka dhasha Mindiyaha
Dowladda Sweden ayaa qorsheynaysa in ay xoojiso ciqaabta dembiyada mindiyaha ka dhasha.
"Waxaan diiradda saarnay baahida loo qabo in la adkeeyo cunaqabateynta gaar ahaan khatar ah in...
Sweden oo Joojineysa Isticmaalka Kaararka Teleefanka ee Horay loo qaatay
Dowladda Sweden ayaa ku baaqday in la joojiyo isticmaalka kaararka taleefoonnada ee aan la aqoonsan ama la diiwaangalin.
"Ma jirto wax shuruud ah in la...