Ruushka oo ka hadlay Tilaabada uu Qaadayo hadii Sweden iyo Finland ay ku biiraan...
Guddoomiye ku xigeenka Golaha Ammaanka ee Ruushka Dmitry Medvedev ayaa Sweden iyo Finland ugu hanjabay "cawaaqib xun" maadaama labada dal ay ku biirayaan Ururka...
Britain oo u diri doonta Dalka Rwanda magangalyo doonka soo gaara Dalkeeda
Muhaajiriinta isaga gudba Kanaalka Ingriiska una socda UK iyagoo wata doomo yar yar ayaa loo duulin doonaa Rwanda. Halkaasi ayaa codsigooda magangelyo looga baaraandegidoonaa.
Waxay u muuqataa...
Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ruuska uu ku qaaday Ukraine 14 Abriil
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine 14 April.
*Ciidamada Ukraine ayaa gantaalo ku garaacay markabka dagaalka Ruushka...
Ukraine oo sheegtay in ay duqeysay Markab uu leeyahay Ruushka
Ciidamada Ukraine ayaa gantaalo ku garaacay markab dagaal oo Ruushku leeyahay oo ku sugan badda madow, sida uu sheegay gudoomiyaha gobolka Odesa.
Gantaalaha Neptune ee...
Raisal Wasaaraha Finland oo soo gaartay Sweden lana kulantay Magdalena Andersson
Raiisel wasaare Magdalena Andersson ayaa sheegtay in aysan jirin wax khatar ah iyada oo tixraacaysa fursadaha lagu biirin karo NATO iyo in kale.
Andersson ayaa shir jaraa’id...
Nin Somali ah oo Fara Xumeeyay Gabar uu Adeer u yahay oo Xukun lagu...
Maxkamad ku taalla magaalada Koblenz ee gobolka Rheinland-Pfalz ee Germany ayaa shalay waxay xukun ku riday nin Soomaali ah oo 28 sano jir.
Ninkaan ayaa...
Finland oo si cad ugu sheegtay Sweden in labada dal ay si wadajir ah...
Finland ayaa si cad ugu sheegtay Sweden in labada dal ay si wadajir ah u codsadaan xubinimada NATO, sida uu qoray wargeyska Expressen ee...
Joe Biden oo Duulaanka Ruushka ee Ukraine ku tilmaamay Xasuuq
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Salaasadii markii ugu horeysay ku tilmaamay duulaanka Ruushka ee Ukraine inuu yahay xasuuq.
Hadalkan ayaa ka soo baxay isu soo...
Putin oo ka hadlay inta uu soconayo Dagaalka Ruushka uu ku Qaaday Ukraine
Madaxweynaha Ruushka ayaa sheegay in dagaalka Ukraine uu sii socon doono sida uu dhigayo qorshaha guud ee ciidamada illaa laga gaarayo dhammaan bartilmaameedyada.
Vladimir Putin...
Nyamko Sabuni oo iska Casishay Xilkeeda kuna dhawaaqday inay ku Fashilantay Mideynta Xisbiga
Madaxii hore ee xisbiga Libaraalka, Nyamko Saboni , ayaa sheegtay in ay ku guuldareysatay in ay mideyso xisbiga oo ay bedesho ra'yiga dadweynaha ee ku wajahan.
"Waxaan...















