Sunday, December 28, 2025

Talefashinka Denmark oo sheegay in Muwaadin Danish ah lagu dilay Ukraine

0
Dagaalyahan ajnabi ah oo 25 jir ah ayaa lagu dilay dalka Ukrain, halkaasoo uu kula dagaalamay ciidamada Ruushka, sida laga soo xigtay TV-ga Danishka. Wiilkan...

Dowlada Sweden oo diiday Dalab uga yimid Xisbiga Vänsterpartiet

0
Dowladda Sweden ayaa ku gacan seyrtay dalabkii xisbiga Vänsterpartiet ee ahaa in la qabto aftida Sweden ee xubinimada NATO. "Tani waa arrin aan ku habboonayn afti," ayay...

Qof lagu toogtay goob jimicsi oo ku taalla Götenborg

0
Wiil dhalinyaro ah ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray toogasho ka dhacday gudaha qolka jimicsiga ee Hisingen ee Göteborg fiidnimadii caawa, sida uu sheegay booliska...

Mareykanka oo ka jawaabay in Putin uu ku jiro Go’doon Caalami ah

0
Ruushka iyo Madaxweyne Vladimir Putin ayaa aad uga fog go'doon caalami ah sida Ukraine iyo dalalka reer galbeedka oo uu Maraykanku hoggaamiyo ay sheegaan. Madaxweynaha...

Ruushka oo maanta kordhiyay Weerarada uu ka wado Dalka Ukraine

0
Saraakiisha guud ee dalka Ukraine ayaa sheegay in Ruushka uu sii kordhinayo duulaanka uu ku hayo bariga dalkaasi, isaga oo ujeedkiisu yahay in uu...

Booliska Sweden oo diiday Codsiga Rasmus Paludan ee Örebro iyo Trollhättan

0
Bilayska Sweden ayaa diiday codsigii garabka midig ee Rasmus Paludan ee ahaa ogolaanshaha in uu si fagaare ah uu Banaan-bax ugu qabto Trollhättan. Bilayska...

Imtixaanka Luuqada oo lagu soo rogayo Dadka Doonaya Shaqooyinka Daryaalke ee Götenborg

0
Göteborg ayaa noqonaysa magaaladii ugu horeysay ee Iswiidhan ugu weyn ee lagu soo rogo imtixaano luuqada iswidhishka ah oo lagu sameeyo dadka doonaya in ay ka...

Ruushka oo la wareegay dhismaha golaha deegaanka ee Magaalada Kherson

0
Ciidamada Ruushka ayaa dhowr toddobaad oo ay haysteen magaalada Kherson ka dib, waxa ay la wareegeen dhismaha golaha deegaanka oo ay ka xidheen dadka...

Rasmus Paludan oo Racfaan ka qaatay go’an Booliska ku diideen inuu Banaan-bax ugu dhigo...

0
Rasmus Paludan oo midigta fog ayaa racfaan ka qaatay go’aanka booliiska ee ah in aan loo ogolaanin in uu mudaaharaad ka sameeyo Porås jimcaha soo socda. Booliiska laftooda ayaa hadda go'aan ka gaaraya...

Bannaanbax lagu Qabtay Caasimada Stockholm oo looga soo horjeedo gubista Quraanka

0
Shalay oo Sabti ahayd, waxaa magaalada Mynttorget ee bartamaha magaalada Stockholm ka dhacay bannaanbax ay soo abaabuleen xisbiga Nyans , Banaanbaxa ayaa looga soo horjeeday xagjirka garabka midig...