Sunday, October 26, 2025

Ruushka oo Sameeyay Dhoolatus Hubka Nukliyeerka, Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ukraine (5 May)

0
Ku soo Dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Khamiis 5 May. * Sweden ayaa ka heshay Maraykanka dammaanad...

Jimmie Ã…kesson ” Qasab Halaga dhigo Xanaanada Caruurta Waalidkooda yahay Ajanabiga

0
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa soo jeediyay in lagu qasbo carruurta waalidkood ku dhashay dalka dibadiisa goobaha Xanaanada, kuna nool gobol ka mid ah kuwa dhaqaalahoodu...

Wararka ugu Danbeeyay Duulaanka Ruushka ee Ukraine 4 May

0
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine 4 May. * Komishanka Yurub ayaa soo jeedinaya cunaqabatayn cusub soo...

Germalka oo balanqaad u sameeyay Sweden hadii ay ku biirto NATO

0
Hogaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz ayaa carabka ku adkeeyay in hadii Sweden ay go'aansato in ay ku biirto NATO, ay heli doonto taageero buuxda oo Germany . Tani waxay...

Turkiga oo ku dhawaaqay inuu bilaabayo Mashruuc lagu Celinayo Qaxooti Dalkiisa ku sugan

0
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta oo Talaado ah ku dhawaaqay in dowladdiisu ay diyaarinayso mashruuc lagu dammaanad qaadayo dib u celinta ku dhawaad...

Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ruushka ee Ukraine 3 May

0
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Talaado, May 3. * Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa maanta...

Dadka Magaalada Shanghai oo lagu Qasbay Inay Karantiil galaan Xitaa Hadii Corona laga Waayo

0
Boqolaal kun oo qof oo ku nool Shanghai ayaa la geeyay xarumaha corona. Qaar ayaa sheegaya in lagu qasbay in ay karantiil galaan inkastoo laga...

Rasmus Paludan oo Quraanka Kariimka ku gubay Maanta Stockholm iyo Uppsala

0
Siyaasiga Danish-Swedish ee xagjirka ah ee garabka midig ee Rasmus Paludan ayaa isu soo baxyo ku qabtay Stockholm iyo Uppsala. isagoo halkaasi ku gubay...

Dowlada Sweden oo kordhineysa Lacagta la siiyo Dadka Shaqo la’anta ay ku dhacday

0
Ra’iisul wasaare Magdalena Andersson ayaa ku dhawaaqday in xisbigeeda Social Democratic Party uu doonayo inuu xoojiyo sanduuqa shaqo la’aanta si waafaqsan xeerarka ku meel gaadhka ah...

Raisal Wasaaraha Denmark ”Dagaal ayaa nagu soo wajahan Dhamaanteen”

0
- Dunidu weligeed sidii hore ahaan mayso, ayay ra'iisal wasaaraha Denmark, Mette Frederiksen ku tidhi khudbaddeedii 1-da May, iyadoo ka hadlaysa duulaanka Ruushka ee...