Moderaterna: Sweden Waxaa ka Mamnuuceynaa Guurka ilmo Adeerka
Xisbiga M ayaa dalbaday baaritaan dowladeed si loo darso suurtagalnimada mamnuucida guurka ilma adeer iyo qaraabada Sweden, taasoo qeyb ka ah soo jeedintooda la...
Baarlamaanka Sweden oo ansixiyay in la sameeyo guddi baaritaan ku sameeya shaqaaqadii dhacday Easter-kii
Baarlamaanka Sweden ayaa ansixiyay in la sameeyo guddi baaritaan ku sameeya shaqaaqooyinkii ka dhacay ciidii Easter-ka ee la soo dhaafay, taasoo ka dhalatay gubista kitaabka qur’aanka kariimka...
Ruushka oo dhoolatus milateri oo waaweyn ka bilaabay badda Baltic
Ruushka ayaa dhoolatus ciidan oo waaweyn ka bilaabay gobolka badda Baltic-ga Khamiistii.
Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa sheegtay in maraakiibta Ruushka ee Baltic Fleet ay sameyn doonaan dhoolatus "si...
Sweden oo diideysa Dalabka Madaxweyne Erdogan ee Muwaadiniinta Turkiga
Ilaha uu helay wargeyska Aftonbladet ayaa sheegaya in dowladda Sweden ay diidi doonto codsiga Turkiga ee ah in 7 muwaadiniinteeda ah loo soo gacan...
Barlamaanka Sweden oo diiday in wax laga badalo Xeerarka Dugsiyada Madaxa Banaan
Baarlamaanka dalka Iswiidan ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku diiday soo jeedintii dowladda ee ahaa in wax laga beddelo sharciyada dugsiyada madaxa bannaan.
Inta...
Sanadkan oo kaliya 10,000 oo tahriibayaal ah ayaa ka gudbay kanaalka Ingiriiska
Ilaa hadda sanadkan, in ka badan 10,000 oo muhaajiriin ah ayaa ka gudbay marinka badda ee UK, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee British...
Dagaalka Ruushka ee Ukraine 8 June: Ruushka oo ku wareejiyay Ukraine 210 Ciidan oo...
ku soo dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xidhiidha dagaalkii Ukraine Arbaco, Juun 8.
* In ka badan 1,000 maxaabiis ah...
Midowga Yurub oo Ansixinaya Sharci Cusub oo Sweden kasoo horjeedo
Inkastoo Sweden ay aad uga soo horjeedaan, haddana waxay u badan tahay in Midowga Yurub toddobaadka soo socda uu qaato hindise ku saabsan mushaarka...
Dagaalka Ruusha ee Ukraine 7 May: Midowga Yurub oo diiday Codsiga Ukraine ee Xubinimada...
Ku soo dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Talaadado, Juun 7.
* Madaxweyne Volodymyr Zelenskyj ayaa sheegay inuu...
Ruushka oo u hanjabay warbaahinta Mareykanka ee Dalkeeda Ku Sugan
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa ku hanjabtay inay la laaban doonto aqoonsiga saxafiyiinta Mareykanka ee ku sugan gudaha dalkaas, haddii Mareykanka uu sidaas...















