Doorashada Faransiiska:- Xisbiyada Garabka Bidix ee NFP oo guuleestay
Isbaheysiga xisbiyadda garabka Biddix New Popular Front (NPF)Â ayaa si lama filaan ah ugu guuleystay doorashada Baarlamaanka dalka Faransiiska oo horey looga cabsi qabay inay...
Shaqaale ka tirsan Migrationsverket-ka oo hal maalin go’an ka gaartay 66 kiis
mid kamid ah Shaqaale ka tirsan Hay'ada laanta socdaalka ee Sweden ayaa go'an ka gaartay 66 kiis hal maalin oo kaliya.
Ninkan ayaa Laanta Socdaalka...
Xisbiga Dimoqraadiga ee Mareykanka oo Bedelayo Musharax Biden
Deeq-bixiyayaasha ugu waaweyn ee Dimuqraadiga ayaa hadda billaabay inay si joogta ah uga soo muuqdaan warbaahinta, iyagoo ku baaqaya in si deg deg loo...
Doorashada Faransiiska oo Wareega Labaad loo gudbay, Wararkii ugu danbeeyay
Tiradda dadka codkooda dhiibanaya doorashada ku celiska ah ee Baarlamaanka Faransiiska maanta oo Axad ah ayaa si aad ah kor ugu kacday, xili wareegii...
Kalsoonida Jimmie Ã…kesson oo hoos u dhacday, Magdalena Andersson oo Sare u kacday
Sahmin cusub oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday inay hoos u dhacday Kalsnoonida lagu qabo hogaamiyaha Xisbiga SD Jimmie Ã…kesson kaasi oo sanadihii u...
Qoys Kaxeeyay Caruurtooda oo lagu Ganaaxay 45,000 kr
Maamulka Degmada Solna Ayaa 45,000 kr ku Ganaaxay Qoys ku Nool Degmadaasi oo diiday Amar kasoo Baxay Skoolka Caruurtooda dhigato.
Amarka Iskuulka ayaa dhigayay in...
Dibad-baxyo Careysan oo Gudaha u galay Jaamacada Gotenborg
Wararka Laga Helayo Jaamacada Gotenborg ayaa sheegaya in Koox Dibad-baxyo oo ka Careysan Xaalada Falastiin ay gudaha u galeen Jaamacada.
Dibad-baxyo ayaa ku Aruuray Qolka...
Sharuudaha Lagu Qaato Dhalashada Sweden oo la adkeenayo
Dowlada sweden ayaa Qorsheeneysa in la adkeeyo Sharuudaha lagu qaato Dhalashada Dalka Sweden Sida ay sheegtay Wasiirada Socdaalka Maria Malmer Stenergard.
Sharuudaha Dowlada ay Dooneyso...
Raisal Wasaaraha Denmark oo Weerar Gacan-qaad ah lagu qaaday
Raisal Wasaaraha Dalka Denmark ayaa lagu qaaday Weerar Qacan qaad ah xili ay ku jirtay Nolosheeda Caadiga Ah.
Nin 39 Sano jir ayaa Weerar Gacan-qaadka...
Taliyaha Ciidanka Israel ee Dagaalka Gaza oo Xilka iska Casilay
Taliyihii ciidanka Israa’iil ee ka dagaalamaya magaalada Gaza ayaa ku biiray saraakiisha sare ee Israa’iil oo xalay is casilay,
Waxaa uu qirtay inuu ku guuldareystay...