Wednesday, May 8, 2024

Iiraan oo fulisay weerrar ay carruur ku dhinteen

0
Pakistan ayaa si caro leh ugu eedaysay Iran inay fulisay weerar ka dhacay gobolka Baluchistan oo ee dalkaasi Pakistan. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Islamabad...

Wararkii ugu Danbeeyey Xamaas iyo Israa’iil oo heshiis gaaray

0
Israa’iil iyo Xamaas ayaa gaaray heshiis lagu ogolaanayo in gargaar bini’aadanimo oo dheeraad ah la geeyo magaalada Qasa, sida ay sheegeen xubnaha Qadar ee...

Xildhibaanad eedeeyn yaab leh loo jeediyay oo is casishay

0
Xildhibaanad u dhalatay dalka New Zealand ayaa is casishay kaddib markii dhowr jeer lagu eedeeyay inay dukaamo alaab ka xadday, taasoo uu booliisku baarayo. Golriz...

Wararkii ugu Danbeeyey Xuutiyiinta oo weerar Culus ku Qaaday markab xamuul oo Mareykanku leeyahay

0
Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo taageero ka helaya Iiraan ayaa xaqiijiyay inay gantaal nooca baalistiga ah ku weerarreen markab xamuul oo laga leeyahay waddanka Mareykanka. Markabkaas...

Xamaas oo hadashay iyo tirada ilaa iyo hadda ku dhimatay dagaalka Qasa

0
Wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho ee Qasa ayaa baahisay in ilaa iyo hadda la ogyahay in dagaallka Qasa ay ku dhinteen dad gaaraya...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo su’aalo laga waydiin doono maanta Xuutiyiinta Yemen

0
Raysal Wasaaraha dalka Ingiriiska Rishi Sunak ayaa galinka dambe ee maanta la hadli doona xubnaha baarlamaanka markii ugu horeysay tan iyo markii UK ay...

Maraykanka oo fariin Qarsoon u diray Iran ka dib weerarkii saldhigyada Xuutiyiinta

0
Madaxweyne Biden waxa uu sheegay in Maraykanku uu Iran u gudbiyay fariin gaar ah oo ku saabsan Xuutiyiinta Yemen ka dib markii Maraykanku uu...

Ciidamada Israa’iil ayaa ol’ole kale ka fuliyay Daanta Galbeed ee la haysto

0
Ciidamada Israa’iil ayaa ol’ole kale ka fuliyay Daanta Galbeed ee la haysto. Wiil dhalinyaro ah ayaa xabad ay rideen ciidamada Israa’iil haleeshay kahor inta aan...

Banaanbax looga soo horjeedo duqaymaha Maraykanka oo ka dhacay Sanca

0
Kumanaan dadka reer Sanca ah ayaa dibadbaxyo ka dhigay wadooyinka magaalada madaxda dalka Yemen iyaga oo sheegay inay cambaareynayaan weeraradii dhinaca cirka ahaa ee...

Duqaymo mar labaad lagu garaacayo Xuutiyiinta Yemen

0
Maraykanka ayaa duqaymo hor leh ku garaacay kooxda Xuutiyiinta ee ka dhisan dalka Yeman, sida ay baahiyaan qaar kamid ah warbaahinta Maraykana. Warbaaahinada kala ah...