Monday, October 5, 2026

Waa Kuma Hogaamiyaha Iran Ayatollah Cali Khamenei ee lagu dilay Duqeymaha Mareykanka iyo Israel

0
Hoggaamiyihii awoodda badnaa ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan, Ayatollah Ali Khamenei, ayaa ku geeriyooday shalay Saabtidii 28 February 2026, kaddib weerar cirka ah...

Mareykanka iyo Israa’iil oo Duqeymo Kale ku Qaaday Iran Kadib Dilkii Khamenei

0
Xiisadda ka aloosan Bariga Dhexe ayaa sii xoogeysatay kaddib markii Mareykanka iyo Israa’iil ay mar kale duqeymo culus ku qaadeen gudaha Iran, saacado un...

Geerida Hoggaamiyaha Sare ee Iiraan Kadib: Tehran oo Ku Dhawaaqday Baroordiiq 40 Maalmood ah

0
Telefishinka dowladda Iiraan ayaa Axaddii xaqiijiyay in Hoggaamiyaha Sare ee dalka, Ali Khamenei, lagu dilay duqeymo Israa’iil ay beegsatay Iiraan Sabtidii, saacado yar kaddib...

Iran oo si rasmi ah u xaqiijisay in Hogaamiyahoodii Sare Ayatollah Khamenei uu dhintay

0
Iranian state media ayaa xaqiijisay in Ayatollah Ali Khamenei, hogaamiyihii ugu sarreeyay ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran, uu dhintay kadib weerarro milateri oo ay...

Trump oo sheegay in la dilay Hogaamiyaha Iran Cali Khamenei

0
Madaxweyne Trump ayaa markii u horreysay si cad u sheegay in weerarradii ka dhacay gudaha Iiraan lagu dilay hoggaamiyaha sare, Cali Khamenei iyo xubno...

Isbeddel Cusub ee Lagu Sameynayo Sharciga Jinsiyadda Iswiidhan oo Saameenaya Lamaanaha aan Shaqeyn

0
Dowladda Sweden ayaa qorsheyneysa in 6-da Juun 2026 ay dhaqan geliso wax ka beddel cusub oo lagu sameynayo sharciga jinsiyadda dalka, kaas oo dhigaya...

Isbeddello Waaweyn oo Lagu Sameynayo Shuruucda Dhaxalka ee Sweden oo Dhaqan Geli Kara 2027

0
Dowladda Sweden ayaa soo jeedisay wax ka beddel ballaaran oo lagu sameynayo shuruucda dhaxalka iyo dardaaranka, kuwaas oo la qorsheynayo inay dhaqan galaan 1-da...

Ra’iisul wasaaraha Denmark oo ku baaqday Qabashada Doorasho Cusub

0
KOPENHAGEN – Doorasho hore ayaa ka dhici doonta Denmark 24-ka Maarso, sida uu sheegay warbaahinta qaranka ee DR. Raysal wasaaraha Mette Frederiksen ayaa ku dhawaaqday...

Hay’adda Socdaalka Sweden oo diiday codsi Aabe Dalbaday inuu Ku laabto Dalkiisa si iskiisa...

0
Hay’adda Migrationsverket (Hay’adda Socdaalka Sweden) ayaa diiday codsiga dib-u-noqoshada iskaa ah ee uu gudbiyay Ayham  horraantii Febraayo 2026. Go’aanka, oo ay heshay warbaahinta ayaa lagu...

Maxkamad ku taalla Malmö oo ka mamnuucday laba gabdhood inay ka baxaan Sweden cabsi...

0
Maxkamad ku taalla Malmö ayaa go’aamisay in laba gabdhood oo da’doodu ka yar tahay da’da iskuulka laga mamnuuco inay ka baxaan Sweden, kaddib markii...