Monday, October 5, 2026

Norway oo War kasoo Saartay Qarax lagu Qaaday Safaarada Mareykanka ee Dalkaasi

0
Booliska dalka Norway ayaa sheegay in qarax xooggan laga maqlay habeenkii xalay agagaarka Safaaradda Mareykanka ee ku taalla caasimadda Oslo. War cusub oo ay soo...

Laba Askari oo Israa’iili ah oo Lagu Dilay Koonfurta Lubnaan Iyadoo Xiisadda Gobolka Sii...

0
Ciidamada milatariga Israa’iil ayaa sheegay in laba askari oo ka tirsan ciidamadooda lagu dilay koonfurta Lubnaan. Tani waa askartii ugu horreysay ee Israa’iil ka...

Tirada Dadka Ku Dhintay Duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan oo Gaartay 294

0
Tirada dadka ku dhintay duqeymaha cirka ee ay Israa’iil ka waddo dalka Lubnaan ayaa gaartay 294 qof, sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka Qaranka ee...

Iiraan oo Digniin u Dirtay Mareykanka: Maraakiibtiisa Galaysa Gacanka Carbeed “Way Quusindonaan Dhamaan”

0
Afhayeen ka tirsan milatariga Iiraan ayaa ka digay in maraakiib kasta oo Mareykan ah oo gasha Gacanka Carbeed ay ku dambayn doonaan gunta badda. Digniintan...

Imaaraadka Carabta oo Sheegay in Gantaallo iyo Drones Badan Lagu Soo Weeraray Maanta

0
Mas’uuliyiinta dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in ugu yaraan 16 gantaal oo ballistic ah iyo 121 diyaaradood oo aan duuliye lahayn (drones) maanta lagu...

Ciidanka Israa’iil oo Amar Barakicin Ah Ku Soo Rogay Qaar ka Mid ah Dadka...

0
Ciidanka Israa’iil ayaa soo saaray amar barakicin khasab ah oo ku wajahan qaar ka mid ah dadka deggan magaalada xeebta ku taalla ee Tyre...

Mareykanka oo Kurdiyiinta Ciraaq ku cadaadinaya inay galaan Dagaalka Iran

0
Maamulka Mareykanka, ayaa la xiriiray hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee ku sugan Iiraan iyo Ciraaq, isaga oo ka codsaday taageero ku aaddan dadaallada lagu wiiqayo dawladda...

Talyaaniga oo Sheegay in Weerarka Lagu Qaaday Iran uu yahay mid ka baxsan shuruucda...

0
Wasiirka difaaca Talyaaniga ayaa sheegay in go’aanka Mareykanka iyo Israa’iil ku weerareen Iiraan uu yahay “mid ka baxsan shuruucda caalamiga ah,” hadalladaas oo soo...

Caasimada Tel Aviv oo Xalay Markale lagu Garaacay Madaafiic Xoogan

0
Telefishinka Al Arabiya ayaa ku warramay in muuqaallo xalay laga soo duubay magaalada Tel Aviv ay muujinayaan dab weyn oo ka kacay bartamaha magaalada, kaddib weerar gantaallo ah...

Digniin ku saabsan khiyaano internet-ka oo lagu beegsanayo dadka bixiya canshuuraha ee Sweden

0
Internetstiftelsen ayaa ka digtay isku dayo khiyaano internet ah oo lagu bartilmaameedsanayo dadka bixiya canshuuraha, iyada oo loo marayo bog internet oo been abuur...