Sunday, October 19, 2025

Ruushka iyo Shiinaha oo si wadajir ah u sameenaya dhoolatus ciidan

0
Dhowr maalmood gudahood, ciidamada Ruushka iyo Shiinuhu waxay si wadajir ah u bilaabi doonaan dhoolatus milateri oo ay ka sameynayaan bariga fog ee Ruushka,...

Booliska Norway oo bilaabay baaritaanka haweeney u dhalatay Norway oo meydkeeda laga helay Soomaaliya

0
Booliska magaalada Oslo ayaa furay baaritaan kadib markii haweeney u dhalatay Norway oo meyd ah laga helay Soomaaliya, sida uu xaqiijiyay maamulaha warbaahinta Unni...

Xisbiga Moderater-ka oo ku Dhawaaqay inuu dhimayo Canshuurta

0
Xisbiga Moderater-ka ayaa maanta ku dhawaaqay inuu dhimayo Canshuurta hadii uu Xisbigiisa la doorto Doorashada dhawaan dhaceysa. Xisbiga ayaa soo bandhigay Ajandihiisa waxana ku jiray...

Dowlada Canada oo ku Dhawaaqday inay Dad Somali ah kasoo Musaafurineyso Dalkeeda

0
Dowladda dalka Canada ayaa dhowaan sheegtay in dad Soomaali ah oo dalkaasi ku sugnaa la mastaafurinayo kadib markii lagu qanci waayay jinsiyadda ay sheegteen...

Sweden oo taageero Cusub Siineysa Dalka Ukraine

0
Ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa ballan qaaday inay siin doonto xirmo cusub oo taageero ah Ukraine. Xirmadan ayaa qiimaheedu dhan yahay hal bilyan oo...

Nasteho” Waxaa leegu Hanjabay Dil Sidaasi Darteed Waan iskaga haray Doorashada Sweden”

0
Gabadha asalkeedu Soomaaliga yahay, Nasteho Mohamed, oo 23 jir ah, ayaa ku caanbaxday geesinimadeeda Sweden, markii ay ka soo horjeesatay wax ay ugu yeertay...

Imtixaanka Taxi-ga Sweden oo Sharciyo Cusub iyo isbadalo lagu Sameeyay

0
laga bilaabo bisha November ee soo socota waxaa isbadal lagu sameeyay Sharciga ama habka loo galo imtixaanka dadka doonaya inay qaadaan kaarka Taxi-ga waxa...

Haweeney iyo ilmo lagu dhaawacay Toogasho ka dhacday Magaalada Eskilstuna

0
Haweeney iyo ilmo ayaa ku dhaawacmay toogasho ka dhacday meel u dhow beer lagu nasto oo ku taal xaafadda Ã…rby ee Eskilstuna. Labada qof ee...

Dood ka taagan Ilmo Saddex Sano jir Qaxooti ah oo u geeriyooday Dayac loo...

0
Dood ayaa ka taagan Dalka Holland kadib markii ilmo saddex sano jir ah ay u geeriyootay Dayac loo geestay. Dalka Holland waxaa iska dhiibay Qaxooti...

Socialdemokraterna oo soo bandhigay Barnaamijkiisa Doorashada ee Kooxaha Gangiska

0
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa maanta ku dhawaaqay barnaamijkiisa doorashada, isagoo diiradda saaraya tallaabooyinka laga qaadayo dembiyada kooxaha gaangiska ah, joojinta ku biirista Kooxahan, iyo adkeynta...