Magdalena Andersson oo soo bandhigtay Qorshe Wax looga Qabanayo Dambiyada Sweden
ra'iisul wasaaraha ahna hoggaamiyaha xisbiga S Magdalena Andersson, ayaa soo bandhigtay qorshe hawleed looga hortagayo dembiyada Sweden.
“Waxaa jira weeraro qaran oo ka dhan ah...
Sideed Qof oo Israa’iil ah oo lagu dhaawacay weerar loogu geestay Magaalada Jerusalem
Qof looga shakisan yahay in uu falka geystay ayaa la xiray ka dib markii uu toogasho u geestay dad saarnaa bas marayay magaalada Jerusalem....
Rasmus Paludan oo sii wada gubista Quraanka Isagoo Muslimiinta Sweden kala kulmay Go’an Dowlada...
Siyaasiga Asalkiisa kasoo jeedo Denmark rasmus paludan ayaa wali sii wada inuu Gobolo kamid ah Sweden ku gubo Quraanka Kariimka.
Sida Dowlada isku diyaarisay waxaa...
Moderaterna ” Baaritaan Caafimaad oo lagu sameenayo Caruurta ku nool Aaga soogalootiga
Xisbiga Moderatka ee Stockholm ayaa ku baaqay in carruurta ku nool waxa loogu yeero "dadka la haybsooco iyo meelaha nugul" ee aqlabiyadda dadka soo...
Wadahadallo cusub oo la filayo inay dhex maraan Sweden, Finland iyo Turkiga
Wakiilada Sweden iyo Finland ayaa la kulmi doona madaxda Turkiga wadahadal cusub 26ka Ogosto, sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu...
Caabuqa Corona oo Todobaadkan Gudihiisa ku soo kordhay Sweden
Toddobaadkii la soo dhaafay, heerka faafitaanka COVID-19 wuxuu kordhay 12 boqolkiiba Iswiidhan, marka loo eego usbuucii hore, sida lagu sheegay tirooyinka ugu dambeeyay ee...
Sweden oo Shaacisay Xiliga uu bilaabanayo Manhajka Waxbarshada ee Galmada La Xiriira
Laga bilaabo dayrta soo socota, manhajka waxbarashada galmada ee dugsiyada Iswiidhishka ayaa la badalidoonaa. Magaciisu wuxuu noqonayaa "Galmo, Is-waafajin, iyo Xiriir" halkii uu ka...
Qiimaha Korontada Dalka Sweden oo Mar kale Kordhaya
Warbaahinta DN ayaa wax ka qortay sare u kaca qiimaha tamarta ee Iswiidhan todobaadkan iyo sida ay caddayn u noqon karto qiimaha sare ee...
Joe Biden oo Saxiixay ku biiritaanka Sweden iyo Finland ee NATO
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa shalay saxiixay ansixinta Congress-ka Maraykanka ee khuseeya codsiyada Sweden iyo Finland si ay uga mid noqdaan ururka NATO ee...
Waa in lagu Qasbo Daagiska/Iskuulka Xanaanada Caruurta aan ku hadlin Luuqada ” Liberalerna
Xisbiga Libaraalka ayaa raba in dugsiga Xaanada lagu qasbo carruurta aan ku hadlin af-iswiidishka ku filan.
Hogaamiyaha xisbiga Johan Pehrson oo ka tirsan Bredängsskolan School...